Friday, February 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DAAWO Sawiro+Muuqaal:- Xafiiska Xeer ilaaliyaha oo sheegay in aan la ogolaan doonin in Deeq Gargaar la iibsado

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
DAAWO Sawiro+Muuqaal:- Xafiiska Xeer ilaaliyaha”lama ogolaan doono in raashiinka dan yarta looga talagalay la leexsado”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Saldhiga Boliiska ee degmada Xamar Jajab ayaa maanta lagu soo bandhigay labo gaari oo raashiin gargaar ah u siday qoysaska danyarta ah oo ku nool magaalada Muqdisho kuwaas oo lagu soo qabtay dad raashiinkaas macaawinada ah leexsaday isla markaana ka ganacsanayay,waxaana goobta lagu soo badhigay joogay Xeer ilaaliha guud ee Qaranka Dr Maxamed Cali Daahir iyo ku xigeenkiisa.

4 ruux ayaa gacanta lagu haya kuwaas oo lagu eedeeyay in ay ku lug lahaayeen fal-danbiyeedkan kadib markii ciidanka Boliiska iyo Nabad Sugidda ee degmada ay u suurtagsahay in ay raggan gacanta ku soo dhigaan.

Related posts

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 g𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐆𝐚𝐥𝐦𝐮𝐝𝐮𝐠 𝐬𝐢 𝐮𝐮 u x𝐨𝐨𝐣𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐦𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 g𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐆𝐚𝐥𝐦𝐮𝐝𝐮𝐠 𝐬𝐢 𝐮𝐮 u x𝐨𝐨𝐣𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐦𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚

February 27, 2026
Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

February 27, 2026

Ku xigeenka Xeer ilaaliyaha Qaranka Abuukaate Maxamed Xasan oo warbaahinta Qaranka goobta kula hadlay ayaa sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen ciidanka dadkii Raashiinka dadkii gadayay iyo kuwii laga iibinayay isagoo sidoo kale sheegay in kuwo kale ay ciidanka ku raad joogaan sharcigana la horkeeni doono dhamaan.

Maxamed Xasan Nuur ku xigeenka Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in arintan ay ku lug leeyihiin dad mas’uuliyiin ah isla markaana ay baaritaan ku hayaan meel wanaagsana uu marayo.

“Guud ahaan dalka Soomaaliya ladagaalanka Musuq-maasuqa waa uu ka bilowday, xafiiska Xeer ilaaliyaha Qaranka waxaa uu hadda wadaa oo intooda badana gacanta lagu dhigay dad mas’uuliyiin iyo ganacsato isugu jira oo leexsaday Raashiinkii loogu talagalay dadka degan Buulo-Burte” ayuu yiri Abuukaate Maxamed Xasan.
vlcsnap-2015-01-16-14h15m38s241

vlcsnap-2015-01-16-14h15m42s23

vlcsnap-2015-01-16-14h15m51s78

vlcsnap-2015-01-16-14h16m11s33

vlcsnap-2015-01-16-14h16m46s130

vlcsnap-2015-01-16-14h17m14s181

HALKAN HOOSE KA DAAWO WARKAN MUUQAALKIISA

Previous Post

Isu Imaatin Lagu Weyneynayo Dhalashada Nabigeena Muxamad (NIKH) Oo Muqdisho Lagu Qabtay

Next Post

Ciyaaryahan Jermain Defoe oo Dib ugu Soo Laabtay Horyaalka Ingiriiska “Sawirro”

Next Post
Ciyaaryahan Jermain Defoe oo Dib ugu Soo Laabtay Horyaalka Ingiriiska “Sawirro”

Ciyaaryahan Jermain Defoe oo Dib ugu Soo Laabtay Horyaalka Ingiriiska “Sawirro”

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 g𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐆𝐚𝐥𝐦𝐮𝐝𝐮𝐠 𝐬𝐢 𝐮𝐮 u x𝐨𝐨𝐣𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐦𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 g𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐆𝐚𝐥𝐦𝐮𝐝𝐮𝐠 𝐬𝐢 𝐮𝐮 u x𝐨𝐨𝐣𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐦𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚

February 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Galmudug, si uu...

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

February 27, 2026
0

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS Mudane Cali Maxamed Cumar ayaa Magaalada Jiddah uga kulan looga hadlaayay qodobbo dhowr ah oo...

Afur Diblomaasiyadeed: “Horumarka Soomaaliya”.

Afur Diblomaasiyadeed: “Horumarka Soomaaliya”.

February 27, 2026
0

Iyadoo la qaadanayo hal-ku-dhigga “Horumarka Soomaaliya”, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa martigeliyay Afur heer...

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In