Wednesday, September 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Musharax Xasan Maxamed Nuur Qalaad oo Cadaado lagu soo dhaweeyay “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Musharax Xasan Maxamed Nuur Qalaad oo Cadaado lagu soo dhaweeyay  “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

DSC01287

DSC01295

Related posts

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026

DSC01299

DSC01305

DSC01314

DSC01315

DSC01320

DSC01323

DSC01333

DSC01346

DSC01352

DSC01358

DSC01363Wafdigani uu hogaaminayay musharaxa xilka madaxweynanimo ee Mudug iyo Galgaduud Xasan Maxamed Nuur Qalaad iyo siyaasiyiin iyo aqoonyahano ayaa maanta gaaray magaalada Cadaado ee xarunta Maamulka Ximan iyo Xeeb, halkaasi oo qeybaha bulshadu ay munaasabad soo dhaweyn ah ugu sameeyeen.

Nabadoon Maxamed Cumar Jimcaale Saylici oo ka mid ahaa wafdiga Musharax Qalaad ayaa ka mahadceliyay soo dhaweynta loo sameeyay, waxaana uu ka codsaday bulshada Cadaado inay taageeraan musharaxa maanta ay wadaan.

Musharax Xasan Maxamed Nuur Qalaad oo isna hadlay ayaa soo dhaweeyay sida magaalada Cadaado loogu soo dhaweeyay isagoo sheegay in la joogo waqtigii ay midoobi lahaayeen gobolada Mudug iyo Galgaduud, isaguna uu ka mid yahay musharixiinta xilkaas u baratamaya, islamarkaana in badan oo ka mid ah bulshada labada gobol uu taageero ka heysto.
Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Ximan iyo Xeeb Cabdi Maxamed Suldaan Axmed-nuur oo munaasabadda soo xiray ayaa sheegay in musharax walba iyo martida imaaneysa ay soo wada dhaweynaayaan.

Xasan Maxamed Nuur Qalaad ayaa ah musharixii 3-aad ee Cadaado tagay muddo 30-cisho ka yar, iyadoo magaalada ay ka jiraan mashquul dhanka siyaasada maadaama ay ku qul qulayaan wufuud kale duwan.

Previous Post

Ciidamada Nabad Sugida Qaranka Oo Howlgalo iyo Tabarucaad Ay U Sameynayeen Dadka Ka Sameeyay Degmooyinka Hiliwaa Iyo Yaaqshiid

Next Post

Equatorial Guinea Iyo Gongo Oo Barbardhac ku Kala Baxay Kulanka Furitaanka ee Koobka Qaramada Afrika

Next Post
Equatorial Guinea Iyo Gongo Oo Barbardhac ku Kala Baxay Kulanka Furitaanka ee Koobka Qaramada Afrika

Equatorial Guinea Iyo Gongo Oo Barbardhac ku Kala Baxay Kulanka Furitaanka ee Koobka Qaramada Afrika

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehellada, bahda aqoonta iyo dhammaan...

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

September 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed barbar socday Shir-madaxeedka dalalka dhex-dhexaadka ah ee magaalada Belgrade,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In