Thursday, February 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Marxuum Maxamed Axmed Kuluc oo lagu aasay magaalada Hargeysa “Dhageyso”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa, Xulashada
0
Maxamed Axmed Kuluc oo ku geeriyooday Hargaysa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa manata magaalada Hargeysa lagu aasay Allaha u naxariistee Fanaankii Qaranka Soomaaliyeed Marxuum Maxamed Axmed Kuluc oo shalay ku geeriyooday magaalada Hargeysa, iyadoo qaar ka mid ah fanaaniinta caanka ahayd ay ka hadleen taariikh nololeedkii faneed ee Marxuumka iyo doorkii uu ku lahaa halgankii xoriyada dalka.

Duugta fanaanka waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Somaliland iyo dadweyne aad u fara badan oo ka kala yimid gobolada dalka iyo dibadiisa, iyadoo lagu aasay qabuuro ku yaalla bariga magaalada Hargeysa.

Related posts

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 25, 2026
Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

February 25, 2026

Abwaan Maxamed Suleymaan Bidde, Seynab Xaaji Cali Baxsan, Qadro Daahir Cige, Cabdi dhuux Yuusuf iyo kuwa kale ayaa ka hadlay Marxuumka, iyagoo Alle uga baryay in uu janada ka waraabiyo.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/01/War-Cabdinasir-Aaska-Maxamed-Axmed-Kuluc.mp3
Previous Post

Musharax Maxamed Cilmi Afrax oo laga taageeray degmada Dhuusamareeb “SAWIRRO”

Next Post

Allaha u naxriistee Sheekh Cabdi Shiikhaal oo maanta geeriyooday

Next Post
Allaha u naxriistee Sheekh Cabdi Shiikhaal oo maanta geeriyooday

Allaha u naxriistee Sheekh Cabdi Shiikhaal oo maanta geeriyooday

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 25, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

February 25, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyeyaasha Talisyada Ciidanka, Kaaliyaha...

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

February 25, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Azerbaijan, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa gudbiyay nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsigiisa....

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

February 25, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan afur ah la qaatay howlwadeennada iyo shaqaalaha Xafiiska...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In