Tuesday, July 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ergo ka socota Xeraale, Huurshe iyo dhaqanka Cadaado oo heshiis gaaray “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Ergo ka socota Xeraale, Huurshe iyo dhaqanka Cadaado oo heshiis gaaray “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdigan oo isugu jira Nabadoono iyo madax dhaqameed oo ka socda deegaanada Xeraale iyo Huurshe oo maalmahan kulamo magaalada Cadaado kula lahaa dhaqanka deegaanka ayaa maanta shirkooda ka soo saaray qodobo dhawr ah oo ay isla gaareen.

Kulan kooban oo lagu qabtay xarunta Madaxtooyada Ximan iyo Xeeb ayaa lagu soo bandhigay heshiiskaas oo uu saxaafadda u aqriyay afhayeenka Ximan iyo Xeeb Carays Maxamed Xaaji.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

July 20, 2026
Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

July 20, 2026

Qodobada heshiiska ayaa waxaa ugu waa waynaa in labada dhinac iska kaashadaan Amniga, dib u heshiisiinta iyo ganacsiga, lana sii joogteeyo wadatashiga iyo xiriirka ay leeyihiin.

Cabdulle Macalin Ibraahim oo ka mid ahaa madax dhaqameedka Xeraale ayaa sheegay in heshiiskan micno wayn u leeyahay bulshada gobolka.

Ugu dambayn madaxwaynaha Ximan iyo Xeeb C/llahi Cali Maxamed ayaa sheegay in dhinacooda ay fulinayaan qodobada lagu heshiiyay.

Nabadoonada labada dhinac ayaa kol hore kulamo nuucan ah ku yeeshay deegaanka Xeraale, iyadoo kulankan maanta Cadaado ka dhacay uu arrimahaas gabangabo u ahaa.

DSC01372

DSC01374

DSC01380

DSC01385

DSC03190

DSC03191

DSC03192

DSC03193

DSC03195

DSC03196

DSC03197

DSC03198

DSC03200

DSC03201

DSC03202

DSC03204

DSC03205

DSC03208

Previous Post

Dhageyso Warka Habeen Radio Muqdisho

Next Post

Arsenal oo Ka Badisay Kooxda Manchester City “SAWIRRO”

Next Post
Arsenal oo Ka Badisay Kooxda Manchester City “SAWIRRO”

Arsenal oo Ka Badisay Kooxda Manchester City “SAWIRRO”

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

July 20, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh iyo murugo la wadaagaysaa Jamhuuriyadda...

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

July 20, 2026
0

Ciidanka Sida Gaarka ah u Tababaran ee Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgal qorshaysan ka fuliyey deegaanka Hantiwadaag...

Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa  Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb 

Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa  Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb 

July 20, 2026
0

Munaasabad lagu taageerayay Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Xisbiga JSP, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Dowlad...

Muqdisho oo si weyn loogu daawaday ciyaartii kama dambaysta ahayd ee Koobka Adduunka

Muqdisho oo si weyn loogu daawaday ciyaartii kama dambaysta ahayd ee Koobka Adduunka

July 20, 2026
0

Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa xalay la kulantay jawi ciyaareed oo gaar ah, iyadoo kumannaan shacab ah ay goobo kala...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In