Thursday, July 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Real Madrid oo Kooxda Cruzeiro Kala Soo Wareegtay Ciyaaryahan Lucas Silva “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Ciyaaraha
0
Real Madrid oo Kooxda Cruzeiro Kala Soo Wareegtay Ciyaaryahan Lucas Silva “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Real Madrid ayaa maanta warbaahinta u soo bandhigtay ciyaaryahan Lucas Silva oo ay kala soo wareegtay kooxda ka dhisan dalka Brazil ee Cruzeiro.

Kooxda Real Madrid ayaa ciyaaryahan Lucas Silva ku soo iibsatay lacag dhan £11.5million.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Ciyaaryhan Silva oo 21-jir ah khadka dhexena ka ciyaara ayaa maanta lagu soo bandhigay garoonka kooxda Real Madrid ee Santiago Bernabeu.

Ciyaaryahan Lucas Silva ayaa tijaabo caafimaad ku soo maray isbitaalka Sanitas La Moraleja.
Med

Medical

Ciyaaryahan Lucas Silva ayaa saxiixay qandaraas uu kooxda Real Madrid kula joogayo ilaa bisha June ee sanadka 2020.

La soo wareegitaanka ciyaaryahan Lucas Silva ayaa imaaneyso maalmo ka dib markii ay kooxda Real Madrid la soo wareegtay Martin Odegaard oo 16-jir ah,una dhashay dalka Norwey.

Ciyaaryahan Silva ayaa kooxda Real Madrid u xiran doono nambarka 16-aad,waxana la filayaa in uu safto kulanka ay sabtida kooxda Real Madrid la ciyaareyso kooxda Real Sociedad.

Xiriirka kubadda cagta aduunka ee Fifa ayaa bilaabay baaritaan ku aadan in kooxda Real Madrid ay sanadihii 2012 iyo 2013 la soo wareegtay labo ciyaaryahan oo aan gaarin da’da qaan-gaarka.

Kooxda Real Madrid ayaa lagu heystaa iibka labo ciyaaryahan oo da’doodu ay tahay 12-jirro una dhashay dalka Venezuela.

Hadii danbi lagu helo kooxda Real Madrid waxa ay muteysan doonta ganaax la mid ah midka hada saaran kooxda uu xifaaltanku kala dhaxeeyo ee Barcelona.
Lucas silva

Lucas silvaa

Lugas

Silva

Silva2

Silvaa

Silvaaa

Previous Post

Madaxweyne Xasan” dhowaan waxaa la soo dhisi doonaa xukuumad loo dhan yahay”

Next Post

Dhageyso Warka Habeennimo 26/01/2015

Next Post
Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeennimo 26/01/2015

𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐚𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐝𝐡𝐢𝐬𝐚𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐀𝐝𝐞𝐞𝐠𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐫𝐬𝐨𝐨𝐫𝐤𝐚

𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐚𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐝𝐡𝐢𝐬𝐚𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐀𝐝𝐞𝐞𝐠𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐫𝐬𝐨𝐨𝐫𝐤𝐚

July 23, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka, oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo...

Soomaaliya oo ka qaybgashay shirka Hindisaha Iskaashiga Istiraatiijiga ah ee Khaliijka iyo Afrika

Soomaaliya oo ka qaybgashay shirka Hindisaha Iskaashiga Istiraatiijiga ah ee Khaliijka iyo Afrika

July 23, 2026
0

Waxaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya lagu soo gebagebeeyay shirkii ugu horreeyay ee heer gobol ee Hindisaha Iskaashiga Istiraatiijiga...

Soomaaliya iyo Kuuriyada koofureed oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

Soomaaliya iyo Kuuriyada koofureed oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

July 23, 2026
0

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee XFS, Mudane Xasan Maxamed Cali ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka...

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

Taliska Ciidanka XDS oo faahfaahin ka bixiyay howlgalkii ka dhacay deegaanka Teedaan

July 22, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Saaxiibbada Caalamka, ayaa 21-kii bishan fuliyay howlgal duqeyn cirka ah oo lagu bartilmaameedsaday deegaanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In