Sunday, April 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Qalabka Sida iyo Kuwa Amisom Oo La Wareegay Deegaanno Ka tirsan Jubada Hosse

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Qalabka Sida iyo Kuwa Amisom Oo La Wareegay Deegaanno Ka tirsan Jubada Hosse
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Qalabka sida iyo kuwa Amisom ee ku sugan Jubooyinka ayaa isku balaarinaya deegaano fara badan oo jubooyinka ka tirsan oo ay ku sugnaayeen argagaxisada Al Shabaab oo dadka ku dhibaateeya deegaannadaasi, iyadoo dadka ku dhaqan meelaha ay gaareen ciidamada ay si weyn u soo dhaweeyeen kuwaa oo muujiyay sida ay ugu farax sanyihiin la jooga ciidamada.

La wereegida deegaannada Jamaay Cabdalle oo qiyaastii degmada Afmadow u jirta 80km u jirta degmada Afmadow ee gobolka Jubada hoose,Deegaanka Farwaamo, iyo deegaanno kale oo ku teetsan wabiga Jubba, iyadoo qabsashada deegaanadaasi ay ka dambeysay howlgalo ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya iyo kuwa Amisom ay ka sameeyeen deegaanadaasi howlagalo laga xoreynayo argagaxisada.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

April 12, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026

Saraakiisha ciidamada ee hogaamineysa howlgalkaasi oo aan la hadalnay ayaa inoo sheegay deegaannada ay la wareegeen in wax iska caabin aysan kala kulmin maleeshiyaadka Shabaab oo awoodoodii la wiiqay, ayna weli ku sii raad joogaan maleeshiyaadkaasi.

Kooxda Al Shabaab oo dhibaatooyin kale duwan u geysatay shacbiga Soomaaliyeed ayaa la wiiqay awoodoodi kaddib weeraro is xig xigay oo ciidamada qalabka sida ay ku qaadeen deegaannadii iyo degmooyinkii dalka ay kaga sugnaayeen taa oo sababtay in ay waayaan meel ay u cararaan kuwaa oo jab xoog leh la kulmaya.

Previous Post

Ciidamo Boliis Ah Oo Tababar Loogu Soo Xiray Beledweyene “Sawirro”

Next Post

Hooyo Soomaaliyeed oo ku dhibaateysan Muqdisho (Sawirro)

Next Post
Hooyo Soomaaliyeed oo ku dhibaateysan Muqdisho (Sawirro)

Hooyo Soomaaliyeed oo ku dhibaateysan Muqdisho (Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa shir guddoomiyey kulan ay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ay wehliyaan Wasiirka...

SAWIRRO:-Munaasabadda Sanad Guurada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

SAWIRRO:-Munaasabadda Sanad Guurada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Sawirro: Waxaa si habsami leh u socota munaasabadda xuska sanad-guurada 66-aad ee aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, taas...

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay munaasabadda sanad guurada 12-ka April ee CXDS

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay munaasabadda sanad guurada 12-ka April ee CXDS

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga qeyb galay xuska 66-aad ee sanad-guurada kasoo wareegtay aasaaska...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In