Wednesday, August 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynayaasha Maamulada Puntland, Koonfurgalbeed iyo Jubba oo caasimadda ku soo fool leh

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Madaxweynayaasha Maamulada Puntland, Koonfurgalbeed iyo Jubba oo caasimadda ku soo fool leh
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynayaasha Maamulada Puntland, Koonfur Galbeed iyo Jubba ayaa maanta lagu wadaa in ay soo gaaraan magaalada Muqdisho, iyagoo kulamo la qaadan doona madaxda dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Magaalada Kismaayo ee xarunta Maamulka Jubbaland ayaa ka socoto qaban qaabada sagootinta wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed “Axmed Islaam”, kuwaasi oo ku soo wajahan magaalada Muqdisho.

Related posts

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

August 5, 2026
Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

August 5, 2026

Sidoo kale Madaxweynaha Koonfur galbeed ee dalka Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa iyana la filayaa inay soo gaaraan magaalada Muqdisho, halka Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali “Gaas” ay ku soo wajahanyihiin caasimadda.

Madaxweynayaasha Maamulada Puntland, Koonfur Galbeed iyo Jubba ayaa inta ay ku suganyihiin magaalada Muqdisho waxa ay kulamo la qaadan doonaan Madaxda ugu sareysa dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, kaasi oo looga arrinsanayo sidii marxaladda adag ee uu dalka ku jiro looga samata bixin lahaa.

Previous Post

Kooxda Roma oo Ka Hartay Koobka Coppa Italia

Next Post

Suxufiyiinta Soomaaliyeed oo ka tacsiyeysay geeridii Allaha u naxariistee Xasan Kuuriya

Next Post
Suxufiyiinta Soomaaliyeed oo ka tacsiyeysay geeridii Allaha u naxariistee Xasan Kuuriya

Suxufiyiinta Soomaaliyeed oo ka tacsiyeysay geeridii Allaha u naxariistee Xasan Kuuriya

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

August 5, 2026
0

Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey. Akhriso bayaanka 

Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

August 5, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku soo gabagabeysay aqoon-is-weydaarsi socday muddo saddex maalmood ah, kaas oo looga...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

August 5, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda JFS Mudane Jibriil Cabdirashiid ayaa magaalada Muqdisho ku soo xiray Shirweynaha 1-aad ee Badaha...

Maamulka Koonfur Galbeed iyo Madaxda IOM oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

Maamulka Koonfur Galbeed iyo Madaxda IOM oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

August 5, 2026
0

Wefdi ka socda Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed oo uu hoggaaminayo Wasiirka Qorsheynta, isla markaana ay wehliyeen Wasiirrada Haweenka, Deegaanka &...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In