Sunday, April 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Ammaanka Magaalada Boosaaso Oo Howlgalo Ka Wada Magaaladaasi

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Ammaanka Magaalada Boosaaso Oo Howlgalo Ka Wada Magaaladaasi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Ammaanka magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa howlgalo ammaanka lagu xaqiijinayo ka wada magaaladaasi, iyadoo howlgaladaasi lagu baadi goobayo maleeshiyaad habeen hore weerar ku qaaday saldhiga ku yaala magaalada Boosaaso waxaana ciidamada gacanta ay ku dhigeen rag looga shakisan yahay in ay lug lahaayeen weerarkaasi oo la rumeysan yahay in ay ka tirsanyihiin argagaxisada Al Shabaab.

Saraakiisha Ciidamada Boliika Maamulka Puntland ayaa sheegay in habeen hore weerarka ay soo qaadeen maleeshiyaad ka tirsan kooxda gabalkoodu uu sii dhacay Ee Al Shabaab kuwaa oo si naf la caarinima ah weerarka ugu soo qaaday saldhig ku yaala magaalada Boosaaso, waxaana ay sheegeen in baaritaano weli ay wadaan.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026
SAWIRRO:-Munaasabadda Sanad Guurada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

SAWIRRO:-Munaasabadda Sanad Guurada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026

Dhinac kale waxaa xalay ilaa saakay ka dhacay deegaanka Buuraleyda Gal gala Dagaal u dhexeeya Maleeshiyaadka Al Shabaab iyo Ciidamada Daraawiishta ee Maamulka Puntland oo jab xoog leh u geystay maleeshiyaadkaasi welina ciidamadu ay wadaan howlgaladooda.

Ugu dambeyntii saraakiisha ciidamada ammaanka ayaa sheegay in goor dhow faah faahin ay ka siin doonaan howlgaladaasi Warbaahinta.

Previous Post

Ciidamada Ilaalada Xeebaha Geeska Africa Oo Tababar Loogu Soo Xiray Jibuuti

Next Post

Nin Soomaali ah Oo Ku Dilay Norway Xaaskiisa Oo 6 Caruur Ah U Heysay

Next Post
Nin Soomaali ah Oo Ku Dilay Norway Xaaskiisa Oo 6 Caruur Ah U Heysay

Nin Soomaali ah Oo Ku Dilay Norway Xaaskiisa Oo 6 Caruur Ah U Heysay

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ay wehliyaan Wasiirka...

SAWIRRO:-Munaasabadda Sanad Guurada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

SAWIRRO:-Munaasabadda Sanad Guurada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Sawirro: Waxaa si habsami leh u socota munaasabadda xuska sanad-guurada 66-aad ee aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, taas...

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay munaasabadda sanad guurada 12-ka April ee CXDS

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay munaasabadda sanad guurada 12-ka April ee CXDS

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga qeyb galay xuska 66-aad ee sanad-guurada kasoo wareegtay aasaaska...

Taliyaha Xoogga Dalka oo Ciidanka Xoogga Dalka ugu hambalyeeyay munaasabadda sanad guuradoodii 66-aad

Taliyaha Xoogga Dalka oo Ciidanka Xoogga Dalka ugu hambalyeeyay munaasabadda sanad guuradoodii 66-aad

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa Geesiyaasha Ciidanka XDS Soomaaliyeed u diray Hambalyada Sanad guuradii...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In