Thursday, September 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Ghana iyo Ivory Coast oo Wada Ciyaari Doono Finalka Koobka Qaramada Afrika “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Ciyaaraha
0
Ghana iyo Ivory Coast oo Wada Ciyaari Doono Finalka Koobka Qaramada Afrika “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xulka Ghana ayaa u soo baxay Finalka koobka qaramada afrika,ka dib markii uu 3-0 ug badiyay xulka marti galinayo koobka ee Equatorial Guinea.

Xulka Ghana ayaa goolka la hor maray,waxaana daqiiqadii 42-aad ee ciyaarta gool rigoore ahaa u dhaliyay ciyaaryahan Jordan Ayew.
PenPen celePena cele
Ciyaaryahan Wakaso Mubarak ayaa dhamaadkii qeybtii hore ee ciyaarta goolka labaad u dhaliyay xulka Ghana,sidasi ayaana lagu kala nastay.
Muba celeMubaa celecelee
Ciyaaryahan Andre Ayew ayaa daqiiqadii 75-aad ee ciyaarta goolka sedaxaad u dhaliyay xulka Ghana.
Ayew goolAyew celeCeleeeecileecalee
Xulka Ghana ayaa habeenka axada ah ciyaarta kama dambeysta ah ee koobka qaramada afrika la ciyaari doono xulka Ivory Coast.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Garsoorihii ciyaarta Eric Castane ayaa joojiyay ciyaarta markii ay mareysay 82-daqiiqo,ka dib markii ay taageerayaasha xulka Equatorial Guinea ay garoonka ku soo tureen caagadihii ay biyaha ka cabeeen,waxana ciyaarta ay hakad ku jirtay mudo 35-daqiiqo ah.
bol

boli

Boliis

Bolis

Booliis

bott

diy

diyaa

Fans b

fans

he
Diyarad Helicopter ayaa garoonka dul heehaabeysay si ay ula socoto xaaladaha ka taagnaa garoonka Stadio de Malabo ,waxana booliska ka hor taga rabshadaha ay isku dayayeen in ay kala ceriyaan taagerayaasha rabshadaha waday.

Xulalka Ghana iyo Ivory Coast ayaa sanadkii 1992-kii ku kulmay Finalka koobka qaramada afrika.

Xulalka DR Congo iyo Equatorial Guinea ayaa u tartami doono kaalinta sedaxaad ee koobka qaramada afrika.

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Next Post

Madaxda Qaranka oo ka qeyb galay kulan casho sharaf ah oo loo sameeyay Madaxda Dowlad Goboleedyada (Sawirro)

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

September 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha  labada dal

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha labada dal

September 16, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo bogaadiyey horumarka iyo isbeddelka Dhaqaale ee la sameeyey.

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo bogaadiyey horumarka iyo isbeddelka Dhaqaale ee la sameeyey.

September 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay Warbixinta Dhaqaalaha...

Agaasimaha EAC oo Ganacsatada Soomaaliyeed ugu Baaqay Ka qaybgalka Som Souk Expo 2026

Agaasimaha EAC oo Ganacsatada Soomaaliyeed ugu Baaqay Ka qaybgalka Som Souk Expo 2026

September 16, 2026
0

Agaasimaha Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC) ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Maxamed Faatir, ayaa ku dhiirrigeliyey...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In