Tuesday, March 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

“DAAWO”Maamulka Gobolka oo muwaadin Soomaaliyeed ku wareejiyay guri uu lahaa

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
DAAWO-Banaanbax looga soo horjeedo Sawir Gacmeedyo lagu aflagaadeeyay Nabi Muxamed NNKH oo Muqdisho lagu qabtay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Gobolka Banaadir oo kaashanaya kan degmada Howlwadaag ayaa maanta ku guuleystay in muwaadin Soomaaliyeed ay dib ugu celiyaan guri muddo 23 sanno laga haystay.

Milkiiliha guriga iska lahaa ayaa maamulka gobolka, kan degmada iyo intii kale ee gacan ka geysatay uga mahadceliyay dib u soo celinta gurigiisa, waxaana ku faraxsanahay in milkiliyadda guriga ay maanta dib gacanta iigu soo laabatay.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo Maalintii 3-aad Gurmad Biyo Dhaamin ah ka waddo Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo Maalintii 3-aad Gurmad Biyo Dhaamin ah ka waddo Baydhabo

March 17, 2026
Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

March 17, 2026

Ninkii deganaa guriga oo dokomintiyo been abuur ah looga iibsaday ayaa cafis waydiistay milkiilaha guriga, maadaama isagu naftiisa la qiyaamay oo warqado been abuur ah looga iibsaday, isagoo maamulka Gobolka ka codsaday in ay wax ka qabtaan dadka dokumintiyada been abuurka ah dadka wax uga iibinaya.

Guddoomiyaha Degmada Howlwadaag Axmed Nuur Siyaad oo isna goobta hadal kooban ka jeediyay ayaa sheegay in ay tahay markii labaad oo ay wareejinayaan guri nin uu iska leeyahay muwaadin Soomaaliyeed oo 23 sano laga deganaa, isagoo shacabka ugu baaqay in ciddi laga haysto guri ay xafiiska Maamulka degmada la xiriiraan.

Kaaliyaha Duqa Muqdisho Sheekh Cumar ayaa sheegay in maamulka Gobolka Banaadir uu diyaar u yahay in dib hantida ma guurtada ah ugu celiyo muwaadiniinta iska leh, isagoo bulshada ka dalbaday inay baneeyaan guryaha iyo dhulalka aysan lahayn.

Previous Post

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Wadajir Ula Kulmay Madaxweynayaasha Koonfur Galbeed, Jubbaland,Xildhibaanno Iyo Odayaal Dhaqameed “SAWIRRO+ MUUQAAL”

Next Post

“DAAWO”Safiirka Turkiga ee Soomaaliya oo qalab guddoonsiiyay maamulka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

Next Post
“DAAWO”Safiirka Turkiga ee Soomaaliya oo qalab guddoonsiiyay maamulka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

"DAAWO"Safiirka Turkiga ee Soomaaliya oo qalab guddoonsiiyay maamulka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

Hay’adda SoDMA oo Maalintii 3-aad Gurmad Biyo Dhaamin ah ka waddo Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo Maalintii 3-aad Gurmad Biyo Dhaamin ah ka waddo Baydhabo

March 17, 2026
0

Maalintii 3-aad, Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed si gaar ah gudaha iyo tuulooyinka ku xeeran magaalada Baydhabo, waxaa si xowli ah...

Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

March 17, 2026
0

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Al-Mahasin Foundation, ayaa si rasmi ah maanta gobolka banaadir ka...

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macalin, oo safar shaqo ku jooga United...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In