Thursday, April 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad Lagu Xusayay Maalinta Caalamiga ah ee Raadiyaha oo Lagu Qabtay Nairobi ” SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Munaasabad Lagu Xusayay Maalinta Caalamiga ah ee Raadiyaha oo Lagu Qabtay Nairobi ” SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad balaaran oo uu soo qaban qaabiyay ururka suxufiyiinta qurba-joogta ee dalka Kenya ee (SEJASS) laguna xusayay maalinta caalamiga ee Raadiyaha ayaa maanta lagu qabtay magaalada Nairobi.

Munaasabadda ayaa waxaa ka soo qeyb wariyaasha ku sugan dalka Kenya oo ay ka mid ahaayeen wariyaal mudo ka shaqeynayay saxaafada.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Istiraatiijiyadda Qaran ee La-dagaallanka musuqmaasuqa oo la ansixiyey

April 16, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Safiirka Hindiya ka guddoomay nuqul ka mid ah warqadda Danjirenimo

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Safiirka Hindiya ka guddoomay nuqul ka mid ah warqadda Danjirenimo

April 16, 2026

Qaar kamid ah wariyaashii ka soo qeyb galay munaasabadda ayaa ka jeediyay hadalo isugu jiray taariikhda xiligii la aasaasay raadiyaha iyo muhiimada uu raadiyuhu u leeyahay bulshada .

Shukri Maxamuud Afrax oo ka mid ah wariyaasha mudada ku soo dhex jiray saxaafada Soomaaliyeed ayaa ka sheekeeysay muhiimada uu raadiyuhu u leeyahay bulshada,waxana ay wariyaasha kula dar daarantay in ay mar kasta sheegaaan runta oo ay iska ilaaliyaan beenta.

Ugu dambeyntii waxaa munaasabadda loogu xusuyay maalinta caalamiga ah ee raadiyaha soo xiray gudoomiyaha ururka suxufiyiinta qurba-joogta ee dalka Kenya (SEJASS) Maxamed Cismaan Xuseen (New york),waxana uu wariyaasha ugu hambalyeyay xuska maalinta caalamiga ah ee raadiyaha.

Ustaad New York ayaa munaasabadda ka sheegay in ururka suxufiyiinta qurba-joogta ee dalka uu tababaro siin doono wariyaasha ku sugan dalka Kenya,si kor loogu qaado xirfadooda saxafinimo.

13-kii bishii November ee sanadkii 2011 ayaa hay’adda qaramada midoobay ee UNESCO waxa ay u aqoonsatay 13-ka bisha February in ay tahay maalinta caalamiga ah ee Raadiyaha,ka dib markii ay soo jeedisay boqortooyada dalka Spain.

1 2 3 sejuss (1) sejuss (2) sejuss (3) sejuss (4) sejuss (5) sejuss (8) sejuss (9) sejuss (13) sejuss (14) sejuss (17) sejuss (18) sejuss (22) sejuss (23) sejuss (26) sejuss (28) sejuss (29) sejuss (30) sejuss (33) sejuss (40) sejuss (42) sejuss (44) sejuss (46) sejuss (47) sejuss (52) sejuss (53) sejuss (56) sejuss (60) sejuss (65) sejuss (68) sejuss (72) sejuss (74) sejuss (77)

Previous Post

Ku Simaha madaxweynaha ahna gudoomiyaha Baarlamanka oo marti ku ahaa barnaamijka kulanka Todobaadka (Dhageyso+Sawirro)

Next Post

Ku simaha Madaxweynaha dalka oo maanta soo booqday xarunta Wasaraadda Warfaafinta”SAWIRRO”

Next Post
Ku simaha Madaxweynaha dalka oo maanta soo booqday xarunta Wasaraadda Warfaafinta”SAWIRRO”

Ku simaha Madaxweynaha dalka oo maanta soo booqday xarunta Wasaraadda Warfaafinta"SAWIRRO"

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Istiraatiijiyadda Qaran ee La-dagaallanka musuqmaasuqa oo la ansixiyey

April 16, 2026
0

War-saxaafadeed: Ansixinta Istiraatiijiyadda Qaran ee La-dagaallanka musuqmaasuqa (NACS - 2026–2030).  

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Safiirka Hindiya ka guddoomay nuqul ka mid ah warqadda Danjirenimo

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Safiirka Hindiya ka guddoomay nuqul ka mid ah warqadda Danjirenimo

April 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa xarunta Wasaaradda ku...

Ciidanka Xoogga oo howlo biyo dhaamin ah ka wada deegaanada Gobolka Sh/Hoose

Ciidanka Xoogga oo howlo biyo dhaamin ah ka wada deegaanada Gobolka Sh/Hoose

April 16, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka yaa gurmad biyo Dhaamin ah u sameeyay shacabka ku dhaqan Deegaanka Dhanaane ee duleedka Degmada Marka oo...

Wasiirka Maaliyadda oo guddoomiyey kulan muhiim ah oo Washington ka dhacay

Wasiirka Maaliyadda oo guddoomiyey kulan muhiim ah oo Washington ka dhacay

April 16, 2026
0

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta shir-guddoomiyay kulankii 𝟐𝟖-𝐚𝐚𝐝 ee Wasiirrada Maaliyadda Madasha Iskaashiga Dalalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In