Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradaha arrimaha dibadda Somaliya iyo UAE oo heshiis kala saxiixday-SAWIRRO

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Wasaaradaha arrimaha dibadda Somaliya iyo UAE oo heshiis kala saxiixday-SAWIRRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa arbacadii (February 18, 2015) ay labada Wasaaradood ee Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Imaaraadka Carabta, ku kala saxiideen Heshiiska Afti- Isfahameed (MOU).

Heshiiskaas oo ka dhacay Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dowladda Imaaraadka Carabta ee Abu Dhabi.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Hishiiskaan oo Faa’iido badan u leh xagga Tayeynta iyo Horumarinta Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee JFS.

Waxaa heshiiska u saxiixay dhanka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, H.E. Cabdulqaadir Sheikhey Mohamed Al-Xaatimi, Danjiraha Safaarada JFS ee UAE, dhanka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dowladda Imaaraadkana Waxaa u saxiixay, Wakiilka (Under-Secretary) ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda UAE, H.E. Mohamed Mir Abdullah Al Raisi,

Waxaa Goobjoog ka ahaa madasha Heshiiska lagu kala Saxiixday Lataliyaha 1aad ee Safaaradda JFS ee Abu Dhabi Mudane, Axmed Daahir Maxamed iyo Mas’uuliyiin ka socota Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dowladda Imaaraadka Carabta.

40

41

Previous Post

Wasaaradda Owqaafta iyo arrimaha Diinta oo ku boorrisay culimaa’udiinka iney kordhiyaan wacyigelinta

Next Post

Horjooge ka tirsanaa Shabaab oo isku soo dhiibay dowladda

Next Post
Horjooge ka tirsanaa Shabaab oo isku soo dhiibay dowladda

Horjooge ka tirsanaa Shabaab oo isku soo dhiibay dowladda

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In