War Deg Deg ah oo naga soo Gaaray Garoonka Diyaaradaha Aada Cadde Ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Diyaaradii waday Wafdiga Madaxweynaha Jamhuuriyada aan walaalaha nahay ee Dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geele iyo Wafdiga la socday.
Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa waxaa ku soo dhaweeyay Garoonka Muqdisho Madaxda Qaranka oo uu Horkacayo Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah Ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud iyo Xubno labada Gole Ee Dowladda ka socda waxaana Hadda uu Gacan qaadaya Madaxda Qaranka Ee Soo dhaweyneysa