Tuesday, August 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo qaabilay Madaxa tababarka Midowga Yurub ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo qaabilay Madaxa tababarka Midowga Yurub ee Soomaaliya “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab” oo xafiiskiisa ku qaabilay madaxa Tababarka Midowga Yurub ee Soomaaliya Jeneraal Massimo Mingiardi ayaa uga mahadceliyay kaalmooyin dowladda Talyaaniga ay siisay shacabka, kuwaasi oo isugu jirta qalabeynta Waaxda Dabdamiska ee dowladda Hoose, daawooyin la gaarsiisay degmooyinka Boondheere, Kaaraan, Xamarweyne, C/casiis iyo kuwa kale.

Guddoomiye Muungaab ayaa tilmaamay in sidoo kale ay deeq isugu jirta dhar, maacuun iyo haamanka biyaha lagu shubto ay gaarsiiyeen qoysas danyar oo ku nool Muqdisho, kuwaasi oo uu guddoomiyuhu xusay inay ku soo beegantahay xilli ay u baahnaayeen.

Related posts

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Danjiraha Dowladda Indonesia

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Danjiraha Dowladda Indonesia

August 4, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo Safiirka Shiinaha oo heshiis kala saxiixday

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo Safiirka Shiinaha oo heshiis kala saxiixday

August 4, 2026

Madaxa Tababarka ee Midowga Yurub ee Soomaaliya Jeneraal Massimo Mingiardi ayaa ugu horeyn tacsi soo gaarsiiyey Maamulka Gobolka Banaadir geeridii ku timid gudoomiye ku-xigeenkii Gobolka Marxuum Maxamed Aadan Guuled “Caanageel” oo ku geeriyooday Qaraxii ka dhacay Hotelka Central, waxaana uu intaa ku daray in dowladda Talyaaniga ay sii wadi doonto taageerada ay siineyso Soomaaliya.

Mudane Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab” Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo gabo gabadii kulanka ka hadlay ayaa ka codsaday in la xoojiyo xiriirka labada dal ka dhexeeya, ayna kordhiyaan taageerada ay dowladda Talyaaniga siineyso Soomaaliya.

DSC09988

DSC09921

DSC09927

DSC09939

DSC09941

DSC09943

DSC09947

DSC09956

DSC09965

DSC09966

DSC09976

DSC09977

DSC09980

Previous Post

Ra’iisul wasaaraha oo ka qeyb galay xil wareejinta Wasaaradda Warfaafinta “SAWIRRO”

Next Post

Dhalinyaro burcad badeednimo ugu xiran Cuman oo codsaday in dalkooda loo soo dhoofiyo

Next Post
Dhalinyaro burcad badeednimo ugu xiran Cuman oo codsaday in dalkooda loo soo dhoofiyo

Dhalinyaro burcad badeednimo ugu xiran Cuman oo codsaday in dalkooda loo soo dhoofiyo

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Danjiraha Dowladda Indonesia

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Danjiraha Dowladda Indonesia

August 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo Safiirka Shiinaha oo heshiis kala saxiixday

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo Safiirka Shiinaha oo heshiis kala saxiixday

August 4, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Mudane Wang...

TALIYAHA CIIDANKA XOOGGA DALKA OO TABABAR U SOO XIRAY CIIDAMO KA TIRSAN DANAB

TALIYAHA CIIDANKA XOOGGA DALKA OO TABABAR U SOO XIRAY CIIDAMO KA TIRSAN DANAB

August 4, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo uu wehliyo Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka...

Madaxweynaha JFS “Soomaaliya waxay mudan tahay in si buuxda looga faa’iideysto kheyraadka baddeeda.”

Madaxweynaha JFS “Soomaaliya waxay mudan tahay in si buuxda looga faa’iideysto kheyraadka baddeeda.”

August 4, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbad ka jeediyay furitaanka Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya, isagoo carrabka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In