Monday, July 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhalinyaro burcad badeednimo ugu xiran Cuman oo codsaday in dalkooda loo soo dhoofiyo

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Dhalinyaro burcad badeednimo ugu xiran Cuman oo codsaday in dalkooda loo soo dhoofiyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dhalinyaradan burcad badeedda ah oo tiradoodu gaarayso 33, isla markaana ku jira xabsi ku yaala magaalada Muscat ee dalka Cuman ayaa codsaday in dalkooga dib loogu maxkamadeeyo oo laga saaro xabsiga ku yaalla dalka Cuman.

Cabdi-nuur Cabdullaahi oo la hadlay Radio Muqdisho isaga oo ku jira xabsiga magaalada Muscat ayaa sheegay in laga qabto biyaha Soomaaliya xilli ay ku guda jireen howlo burcad badeednimo ah, waxaana uu intaa ku daray in Saldannadda Cuman ay kolhore soo saareen wareegto lagu ogolaanayo maxaabiista ka soo jeedda dalalka Jaamacadda Carabta ay wadan karaan.

Related posts

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay ku dhawaad 30 ka tirsan Khawaariijta

July 12, 2026
Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

July 12, 2026

“Waxaan gaareynaa 33 dhalinyaro ah oo da’dooda ay u dhexeyso 25-30 jir, howlo burcad badeednimo ayaa nalagu qabtay, runtii arrintan dhibaato ayaa noo geysay, tankale xabsiga dhibaatooyinka aan ku qabno waxaa ka mid ah jirdil iyo caafimaad darro, waxaan nalagu xakumay xabsi daa’in, marka waxaan Madaxda sare ee dowladda Federaalka ah ka codsaneynaa inay dib noogu celiyaan dalkeena, oo halkaasi nalagu maxkamadeeyo”.ayuu yiri Cabdi-nuur.

Cabdi-nuur Cabdullaahi ayaa sidoo kale tilmaamay in ay yihiin dhalinyaro qaldantay oo hadda diyaar u ah in ay ka waantoobaan kiiska lagu haysto, waxaana uu xusay inaysan markale dib ugu noqon doonin falalka burcad badeednimada oo uu ku sheegay inay ku sababtay daruufo adag oo xilligaasi dalka ka jirtay.

Previous Post

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo qaabilay Madaxa tababarka Midowga Yurub ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post

Shirkii Af Soomaaliga ee Muqdisho ka socday oo Maanta la soo xiray

Next Post
Xuska maalinta Afka Hooyo oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Shirkii Af Soomaaliga ee Muqdisho ka socday oo Maanta la soo xiray

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay ku dhawaad 30 ka tirsan Khawaariijta

July 12, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay duqeymo lagu bartilmaameedsaday goobo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Khawaarijta ee...

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

July 12, 2026
0

Qaar ka mid ah gabdhaha saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kulan dhiirigelin iyo hambalyo ah u sameeyay Caaliya Maxamed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

July 12, 2026
0

Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya,...

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

July 12, 2026
0

Waxaa si rasmi ah u soo gebageboobay Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026, oo socday muddadii u dhexeysay 1-da Juun...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In