Sunday, August 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Kalluumeysiga oo kulan la qaatay xubno ka socday Hay’adda FAO

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Kalluumeysiga oo kulan la qaatay xubno ka socday Hay’adda FAO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mas’uuliyiintani ka socday hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cuntada iyo Beeraha ee magaceedda loo soo gaabiyo FAO oo uu hogaaminayey REEAD Madaxa horumarinta Kalluumaysiga u qabilsan hay’addaasi ayaa kulan looga hadlayay horumarinta wax soo saarka kheyraadka badda Soomaaliya xafiiskiisa kula qaaday Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Kheyraadka Badda ee Xukumadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Caymooy , waxaana goob joog ka ahaa Agaasimaha guud Wasaaradda Mudane Axmed Maxamed Iimaan iyo la taliyeyaasha Wasiirka.

Mudane Maxamed Cumar Caymooy Wasiirka Wasaaradda Kallumaysiga iyo Kheyraadda Badda Soomaaliya ayaa mas’uuliyiinta hay’adda FAO kala hadalay sidii ay gacan kaga siin lahayd Wasaaradda tayeynta shaqalaha wasaradda, gaabka lagu kaydiyo Kaluunka,Doonyaha yar yar Kaluumasysiga si dad ka Soomaaliyeed ay kaga faa’iidaystaan kheyraadka ku jira dalkeena iyo qodabo kale oo kaalin ka qadan kara wax soo saarka kheyraadka badda.

Related posts

Dowladda Soomaaliya oo Saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta tababar ugu diraysa dalka Masar

Dowladda Soomaaliya oo Saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta tababar ugu diraysa dalka Masar

August 23, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya

Wasiirka Gaashaandhigga oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya

August 23, 2026

Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo kheyraadka badda ee Xukuumada Federalka Soomaalia Mudane Maxmaed Cumar Caymooy oo la hadlay warbaahinta Qaranka markii kulankaasi oo gaban gaboobay ayaa shegay in xubnaha ka socday hay’adda Qaramada Midoobey u qabilsan Cuntada iyo Beeraha ay u balan qaadeen in ay gacan ka siin doona dhamaan waxyabihiin ay kala hadleen.

Kulankani maanta Wasiirka Wasaaradda Kallumaysiga iyo kheyraadka badda ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxmaed Cumar Caymooy hay’adda FOA ayaa qayb ka ah qorshaha Wasiirku uu ku doonayso horumarinta wax soo saarka kheyraaddaka badeena.

Previous Post

Maamulka Gobolka Banaadir oo dhul laga haystay muwaadiniin dib ugu wareejiyay”SAWIRRO”

Next Post

Ciidamada Ammanka Kenya oo Bilaabay Howlgallo,kadib Markii ay Heeleen Warar Sheegaya in Al-shabaab ay Fulin Rabaan Weeraro argagixiso

Next Post
Ciidamada Ammanka Kenya oo Bilaabay Howlgallo,kadib Markii ay Heeleen Warar Sheegaya in Al-shabaab ay Fulin Rabaan Weeraro argagixiso

Ciidamada Ammanka Kenya oo Bilaabay Howlgallo,kadib Markii ay Heeleen Warar Sheegaya in Al-shabaab ay Fulin Rabaan Weeraro argagixiso

Dowladda Soomaaliya oo Saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta tababar ugu diraysa dalka Masar

Dowladda Soomaaliya oo Saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta tababar ugu diraysa dalka Masar

August 23, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xarunta Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta xaflad sagootin ah loogu sameeyey Saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta, oo tababar...

Wasiirka Gaashaandhigga oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya

Wasiirka Gaashaandhigga oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya

August 23, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Danjire...

Tababarka Hindisaha Istaraatiijiga ah ee Wariyayaasha Nabadda oo ka socda Muqdisho

Tababarka Hindisaha Istaraatiijiga ah ee Wariyayaasha Nabadda oo ka socda Muqdisho

August 23, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xoghayaha Guud ee Isbahaysiga Dalalka Islaamka ee Ciidamada La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC), Sarreeye Gaas Maxamed bin Saciid Al-Moghidi, iyo Agaasimaha...

Ciidamada Deegaanka oo Deegaanka Tawakal ku dilay Horjooge sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab

Ciidamada Deegaanka oo Deegaanka Tawakal ku dilay Horjooge sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab

August 23, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Laba ka tirsan ciidamada Macawisleyda deegaanka Wargaadhi, ayaa21-ka Agoosto 2026 deegaanka Tawakal oo qiyaastii shan kiiloomitir u jira Cali...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In