Sunday, April 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayay balaarinta nidaamka federaalka ah ee dalka oo maanta dhacay.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Waxgarad iyo aqoonyahanno ku baaqay joojinta colaadda Guriceel “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulanka oo ahaa mid looga doodayay qaabka ugu wanaagsan Ee Dalka loo gaarsiin karo nidaamka Federaalka iyo sidoo kale dhameystirka maamul u sameynta gobollada Dalka ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho iyadoo uu kulankaas qaban qaabiyay Xafiiska Jamciyadda Qarumaha ka dhaxeysa ee Soomaaliya UNSOM.

Kulanka ayaa waxaa ka qayb_galay Mas,uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Arimaha gudaha oo uu ka mid yahay Wasiiru Dowlaha Wasaaradaas Cabdirashiid Maxamed Xidig iyo sidoo kale Mas,uuliyiin ka socotay Xafiiska Siyaasada QM Ee Soomaaliya,ururada Bulshada Rayidka ah ayaana ka doodayay Barnaamijkaas.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

April 12, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026

Qaar ka mid ah Mas,uuliyiinta ka qayb gashay Kulanka Dood wadaaga ah ayaa waxaa ay qabaan in Bulshada Soomaaliyeed  aysan Fahamsaneyn nidaamka Federaalka ah Ee la doonayo in Dalka laga hirgeliyo isla markaana loo baahanyahay in lagu baro Marka Hore waxaana ka mid ah mas,uuliyiintaas Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir mudane Tarsan iyo Caasho Geele Diriye oo ah Gudoomiyhaa Gudiga Dib u Eegista Dastuurka .

Madaxa siyaasadda xafiiska QM ee Soomaaliya haweeneyda lagu magacaabo Kalowde Kolonji DEMBA ayaa ka hadashay Kulankaas waxaana ay sheegtay in Sanadkaan uu Noqon doono Sanadkii Dhameystirka Maamul u sameynta Gobollada dalka Soomaaliya iyo gaarsiinta nidaamka Federaalka ah Ee Dalka sida Qorshuhu Yahay Maamulada Hadda Dhismaya sida Gobolada Dhexe ayayna Bogaadisay.

Previous Post

“Daawo Sawirrada”Gawaari nooca ciidamada ah oo lagu wareejiyay Ciidanka Qalabka Sida

Next Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay hey’adda UNHCR caawinta Qaxootiga Soomaaliyeed”Sawirro”

Next Post
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay hey’adda UNHCR caawinta Qaxootiga Soomaaliyeed”Sawirro”

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay hey’adda UNHCR caawinta Qaxootiga Soomaaliyeed"Sawirro"

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa shir guddoomiyey kulan ay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ay wehliyaan Wasiirka...

SAWIRRO:-Munaasabadda Sanad Guurada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

SAWIRRO:-Munaasabadda Sanad Guurada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Sawirro: Waxaa si habsami leh u socota munaasabadda xuska sanad-guurada 66-aad ee aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, taas...

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay munaasabadda sanad guurada 12-ka April ee CXDS

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay munaasabadda sanad guurada 12-ka April ee CXDS

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga qeyb galay xuska 66-aad ee sanad-guurada kasoo wareegtay aasaaska...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In