Wednesday, April 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka &Dalxiiska oo la kulmay Safiirka Imaaraadka Carabta”SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka &Dalxiiska oo la kulmay Safiirka Imaaraadka Carabta”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Dalka Iskutaga Imaaraadka Carabta (UAE) Mohamed Al-Othman. Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay sidii loo horumarin lahaa warbaahinta dalka Soomaaliya, isla markaasna Dowladda Imaaraadka ay u sii kordhin laheyd dadaalkeeda ku aadan dib u dhiska dalka Soomaaliya.

Wasiir Maareeye ayaa uga mahadceliyey Safiirka Imaaraadka sida Dowladda iyo shacabka dalkaas ay u garab taagan yihiin shacabka iyo Dowladda Soomaaliya ee dhanka amniga iyo dib u dhiska dalka. Wasiirka ayaa ka codsaday in Dowladda Imaaraadka ay Wasaaradda ka saacido horumarinta warbaahinta dalka.

Related posts

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

April 22, 2026
Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

April 22, 2026

Wasiirka ayaa si gaar ah uga mahadceliyey Safiirka Imaaraadka sida ay dhaawacii qaraxii Hotel Central ay ugu gurmadeen oo ay u fidiyeen gar-gaar caafimaad oo dalka Imaaraadka loo qaaday oo halkaas lagu daaweynayo.

Safiirka Imaaraadka Maxamed Al-Othman ayaa ballanqaaday in Dowladda Imaaraadka ay garab is taageyso Dowladda iyo shacabka, isla markaasna uu taageeri doono qorshaha Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, si Soomaaliya ay u gaarto horumar ballaaran

UAE1

UAE2

Previous Post

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay qaar kamid ah maamuliyaasha Warbaahinta dalka”SAWIRRO”

Next Post

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka qeybagay shirk u saabsan Nafaqeynta Hooyada iyo Dhallaanka”SAWIRRO”

Next Post
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka qeybagay shirk u saabsan Nafaqeynta Hooyada iyo Dhallaanka”SAWIRRO”

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka qeybagay shirk u saabsan Nafaqeynta Hooyada iyo Dhallaanka”SAWIRRO”

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

April 22, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Axmed Macallin Fiqi oo ka hadlay Madasha Qaran ee Isku Duwidda Xasilinta ayaa...

Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

April 22, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali ayaa Talaadadii ka...

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

In ka badan 30 ka tirsan Khawaarijta oo howlgallo lagu dilay

April 21, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan...

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

April 21, 2026
0

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu dadweynaha ku wargelinayaa in xogta rasmiga ah ee la xiriirta howlaha baarista, hantidhowrista,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In