Tuesday, October 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Kooxaha Real Madrid iyo FC Porto oo u Soo Baxay Quarter Finalka Champions League-ga ”SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Ciyaaraha
0
Kooxaha Real Madrid iyo FC Porto oo u Soo Baxay Quarter Finalka Champions League-ga ”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Real Madrid ayaa u caawo u soo baxday Quarter Finalka koobka Champions League-ga,inkastoo looga adkaaday garoonkeeda Santiago Bernabeu oo ay kooxda Schalke 04 uga badisay 3-4.

Ciyaaryahan Cristiano Ronaldo ayaa labo ka mid ah goolasha u dhaliyay kooxda Real Madrid,halka goolka sedaxaad uu u dhaliyay ciyaaryahan Karim Benzema.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Ron cele Ron celee Ron gool Rona celeKarim goolKarim cele

Ciyaaryahan Ronaldo ayaa noqday ciyaaryahanka ugu gool dhalinta badan koobabka yurub,isagoo dhaliyay 78-gool.

Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi ayaa min 75-gool dhaliyay koobka Champions League-ga.

Ciyaaryahan Klaas Jan Huntelaar ayaa labo ka mid ah afarta gool u dhaliyay kooxda Schalke,halka labada gool ee kale ay u kala dhaliyeen ciyaaryahanada kala ah Christian Fuchs iyo Leroy Sane.

Fuc cele Fuch cele Fuchs gool Kala cele Kala gool Kalas gool Kalas goool Kla cele saad sad Sane cele Sch

Kooxda Real Madrid ayaa isku celcelis ahaan 5-4 ugu soo baxday quarter finalka koobka Champions League-ga.

Kooxda FC Porto ayaa sidoo kale u soo baxday quarter finalka koobka Champions League-ga,ka dib markii ay lugtii labaad 4-0 uga badisay kooxda FC Basel.

Kooxda FC Porto ayaa waxaa afarta gool u kala dhaliyay ciyaaryahanada kala ah Yacine Brahimi, Hector Herrera, Casemiro iyo Vincent Aboubakar.

calee cele cilee hector vice yaciine yacin

Kooxda FC Porto ayaa isku celcelis ahaan 5-1 ugu soo baxday quarter finalka koobka Champions League-ga.

Kooxda Chelsea ayaa lugtii labaad ee Champions League-ga habeen danbe garoonStamford Bridge kula ciyaari doonto kooxda Paris Saint Germain.

Labadan kooxood ayaa lugtii hore ku soo kala baxay bareejo 1-1 ah.

Kooxda Bayern Munich ayaa sidoo kale habeen danbe garoonkeeda Allianz Arena ku soo dhaweyneyso kooxda Shakhtar Donetsk.

Labadan kooxood ayaa lugtii hore ku soo kala baxay bareejo 0-0 ah.

Previous Post

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Guddiga Joogtada Ah U Furay Kulan Howleed Ku Aadan Diyaarinta Qorshayaasha Kalfadhiga 6aad “SAWIRRO+VIDEO”

Next Post

Maareeye: “Mareykanka waxey horumarinayaan warbaahinta Soomaaliya.”

Next Post
Maareeye: “Mareykanka waxey horumarinayaan warbaahinta Soomaaliya.”

Maareeye: “Mareykanka waxey horumarinayaan warbaahinta Soomaaliya.”

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

October 5, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In