Sunday, July 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Midowga Africa oo shir looga hadlayo amniga ku leh Adis’ababa

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Midowga Africa oo shir looga hadlayo amniga ku leh Adis’ababa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Midowga Africa ayaa shirk u leh Adis’ababa kaasoo looga hadlayo la dagaallanka argagixisada qaaradda Africa.

Shirkan oo ay ka qeybgalayaan mas’uuliyiin ka socota wadamada qaaradda ayaa diiradda lagu saarayaa sidii qaaradda looga cirib tiri lahaa argagixisada gaar ahaan Shabaab iyo Boko –haram, kuwaasoo dhibaatooyin amnidaro ah ka wada bariga iyo galbeedka Qaaradda Africa.

Related posts

Wasiir Cabdiraxmaan Al-Cadaala oo kulan la qaatay qaybaha kala duwan ee hoggaanka bulshada Galmudug

Wasiir Cabdiraxmaan Al-Cadaala oo kulan la qaatay qaybaha kala duwan ee hoggaanka bulshada Galmudug

July 12, 2026
Wasaaradda Warfaafinta XFS oo ka tacsiyadaysay geerida Wariye Maxamed Diiriye

Wasaaradda Warfaafinta XFS oo ka tacsiyadaysay geerida Wariye Maxamed Diiriye

July 12, 2026

Shirka ayaa looga arrinsanayaa adkeynta ammaanka qaaradda Africa, iyo sidii loo taageeri lahaa ciidamada dowladda Soomaaliya, si ay tabar iyo itaalba ugu yeeshaan xaqiijinta amniga guud ee dalka.

Dalkeena Soomaaliya ayaa waxaa ku sugan ciidamo ka socda Midowga Africa kuwaasoo ciidamada qalabka sida ka caawiya howlgallada dalka looga sifeynayo maleeshiyaadka Shabaab ee banneystay daadinta dhiigga ummadda Soomaaliyeed.

Previous Post

Dhageyso warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Maamulka degmada Dharkeynleey oo sheegay in uu wanaagsanyahay amaanka degmada

Next Post
Maamulka degmada Dharkeynleey oo sheegay in uu wanaagsanyahay amaanka degmada

Maamulka degmada Dharkeynleey oo sheegay in uu wanaagsanyahay amaanka degmada

Wasiir Cabdiraxmaan Al-Cadaala oo kulan la qaatay qaybaha kala duwan ee hoggaanka bulshada Galmudug

Wasiir Cabdiraxmaan Al-Cadaala oo kulan la qaatay qaybaha kala duwan ee hoggaanka bulshada Galmudug

July 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo hoggaaminaya kooxda ololaha...

Wasaaradda Warfaafinta XFS oo ka tacsiyadaysay geerida Wariye Maxamed Diiriye

Wasaaradda Warfaafinta XFS oo ka tacsiyadaysay geerida Wariye Maxamed Diiriye

July 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Cabdulfitax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar...

Ciidamada NISA oo fuliyay howlgal lagu beegsaday labo dhagarqabe

Ciidamada NISA oo hawlgal kusoo qabtay xubno ka tirsan Khawaarijta

July 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa xalay xaafadda Galmudug ee degmada Garasbaaley ka fuliyey howlgal...

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

July 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali(Dhaay), ayaa khadka taleefanka kula hadlay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In