Wednesday, March 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Kooxaha Arsenal,West Brom,Aston Villa iyo Crystal Palace oo Guulo Gaaray “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Ciyaaraha
0
Kooxaha Arsenal,West Brom,Aston Villa iyo Crystal Palace oo Guulo Gaaray “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Arsenal ayaa u hal dhibic u soo jirsatay kooxda Manchester City oo kaalinta labaad uga jirto horyaalka,ka dib markii ay garoonkeeda Emirates 3-0 uga badisay kooxda West Ham United.

Kooxda Arsenal ayaa goolka la hor martay,waxaana dhamaadkii qeybtii hore ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Olivier Giroud,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Gi gool Gi gooolGir gooolGir goolGi cele Gi celee Gir cele Giro cele

Ciyaaryahan Aaron Ramsey ayaa daqiiqadii 82-aad ee ciyaarta goolka labaad u dhaliyay kooxda Arsenal.

Aron goolAron cele Aron celeeAaron cele

Ciyaaryahan Mathieu Flamini ayaa dhamaadkii ciyaarta goolka sedaxaad u dhaliyay kooxda Arsenal.

Flam goolFla cele Flam cele

Kooxda Arsenal ayaa kala horeynta horyaalka ingiriiska uga jirto kaalinta sedaxaad,waxana ay leedahay 57-dhibcood,halka kooxda West Ham ay horyaalka uga jirto kaalinta tobanaad,iyadoo leh 39-dhibcood.

Kooxda West Bromwich Albion ayaa garoonkeeda The Hawthorns 1-0 uga badisay kooxda Stoke City.

Ciyaaryahan Brown Ideye ayaa daqiiqadii 20-aad ee ciyaarta goolka guusha u dhaliyay kooxda West Bromwich,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.

Ideye gool Ideye gooolidye goolideye cele ideye celeee Idye cele

Labada kooxood wax gool ah iskama dhalin qeybtii danbe ee ciyaarta.

Kooxda Stoke City ayaa kala horeynta horyaalka ingiriiska uga jirto kaalinta sideedaad,waxana ay leedahay 42-dhibcood,halka kooxda West Bromwich ay horyaalka uga jirto kaalinta 13-aad,iyadoo leh 33-dhibcood.

Kooxda Sunderland ayaa waxaa garoonkeeda Stadium of Light 0-4 uga badiyay kooxda Aston Villa.

Kooxda Aston Vill ayaa qeybtii hore ee ciyaarta dhalisay afar gool,waxaana min labo gool kala dhaliyay ciyaaryahanada kala ah Christian Benteke iyo Gabriel Agbonlahor,sidasi ayaana lagu kala nastay qybtii hore ee ciyaarta.

Ben cele Ben gool Bent gool Cele Gab gool Gabr gool

Taageerayaasha kooxda Sunderland ayaa laga celceliyay tababare Gus Poyet oo ganaaxan,islamarkaana ciyaarta ka daawanayay tarabuunka.

Empty F fans Fans ff frt Fury Gus out Gus Out

Inta badan taageerayaashii kooxda Sunderland ayaa garoonka cildeeyay dhamaadkii qeybtii hore ee ciyaarta,ka dib markii qeybtii hore ee ciyaarta afar gool laga dhaliyay kooxda ay taageeraan.

Tababare Tim Sherwood ayaa guushii sedaxaad oo xiriir ah u hor seeday kooxda Aston Villa.

Tim cele

Kooxda Aston Villa ayaa kala horeynta horyaalka ingiriiska uag jirto kaalinta 16-aad,waxana ay leedahay 28-dhibcood,halka kooxda Sunderland ay horyaalka uga jirto kaalinta 15-aad,iyadoo leh 26-dhibcood.

Kooxda Crystal Palace ayaa garoonkeeda Selhurst Park 3-1 uga badisay kooxda Queens Park Rangers.

Kooxda Crystal Palace ayaa qeybtii hore ee ciyaarta dhalisay sedaxda gool,waxaana u kala dhaliyay ciyaaryahanada kala ah Wilfried Zaha, James McArthur iyo Joel Ward.

James cele James gool Jmes gool Ward cele Ward celee Ward celeee Ward gool Zaha gool Zaha goool

Ciyaaryahan Matthew Phillips ayaa goolka uu u dhaliyay kooxda QPR waxa uu ka laaday meel goolka u jirto 43-talaabo.

Matt goolMatt cele

Kooxda Crystal Palace ayaa kala horeynta horyaalka ingiriiska uga jirto kaalinta 12-aad,iyadoo leh 33-dhicbood,halka kooxda QPR ay ka mid tahay sedaxda kooxood ee horyaalka ugu hooseeya.

Previous Post

Kooxaha Bayern Munich,Frankfurt,Mainz iyo Hoffenheim oo Guulo Gaaray

Next Post

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 10, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

March 10, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cismaan Naastaro ayaa maanta furay tababar muhiim...

Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

March 10, 2026
0

Degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan waxaa si habsami leh uga socota diiwaangelinta codbixiyeyaasha degmada. Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan degmada...

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐥 𝐤𝐚 𝐣𝐞𝐞𝐝𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚  𝐔𝐊 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐚𝐜𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐢𝐲𝐚𝐚𝐬𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐞𝐞 𝐌𝐚𝐚𝐫𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐌𝐚𝐬𝐢𝐢𝐛𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤a

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐥 𝐤𝐚 𝐣𝐞𝐞𝐝𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐔𝐊 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐚𝐜𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐢𝐲𝐚𝐚𝐬𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐞𝐞 𝐌𝐚𝐚𝐫𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐌𝐚𝐬𝐢𝐢𝐛𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤a

March 10, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo uu wehliyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa sheegay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In