Thursday, February 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiye Jawaari oo Hambalyo u direy dhigiisa Jabuuti

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ku simaha madaxweynaha ahna gudoomiyaha baarlamanka oo tacsi u diray dowladda iyo shacabka Jabuuti
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cisman “Jawaari” oo warbahinta qaranka Soomaaliyeed kula hadlay xafiiskiisa ayaa hambalyo ay ku dhehan yahay walaaltimo iyo galgacayl u diray gudoomiyaha cusub ee Barlamaanka Jamuuriyadda Walalaha Jabuuti Mudane Maxamed Cali Xaamud oo Kowdii Bishan Maarso ay mudanayaasha Barlamaanka dalkaasi ay doorteen kadib markii uu geeriyaday gudoomiyhii hore dalka jabuuri allah uxariistee marxuum Idiris Arna’uud Cali 13 Bishii Fibraayo ee sanadkaan.

Mudane Maxamed Sheekh Cismaan “Jawaari” gudoomiyaha golaha shacabka Soomaaliyeed ayaa u rajeeyey gudoomiyaha cusub Jabuuti Allaha uu u fududeeyo xilka cusub ee u qaaday shacabka dalka Jabuuti isla markaana uu yahay shaqsi leh karti uu ku hogaamiyo Barlamaanka dalkaasi.

Related posts

Tartanka Sanadlaha Heer Qaran ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka oo ka furmay Muqdisho 

Tartanka Sanadlaha Heer Qaran ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka oo ka furmay Muqdisho 

February 26, 2026
Guddoomiyaha Dalladda Culimada Galmudug oo ku baaqay in Sakada la gaarsiiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Galmudug oo ku baaqay in Sakada la gaarsiiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen

February 26, 2026

Gudomiyaha Barlamanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cisman “Jawaari” oo ka hadalyey xariirka walaaltinimo ee ka dhaxeeya Barlamaandda Soomaaliya iyo kan Jabuuti ayaa tilmamay in gudomiyaha cusub ee Barlamaanka Jabuuti uu yahay shaqsi horumarin kara xariir iskaashi ee ka dhaxeya labada Baarlamaan.

Allah u naxariiste gudoomiyihiin hore Barlaamanka dalka Jabuuti Idiris Arna’uud Cali ayaa magaalada Muqdisho booqasho taariikhi ah ku yimid 12 bishii December Sanadkii 2012-ka waxaa uuna khudbad muhiim ah ka horjeediyay Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Previous Post

Baydhabo oo lagu soo xirey shir Hiigsiga cusub looga hadlaayay

Next Post

Rag Kooxda UGUS ka tirsanaa oo maanta xukun toogasho ah lagu fuliyay

Next Post
Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidanka qalabka sida oo maanta siday Xukuno”DHAGEYSO”

Rag Kooxda UGUS ka tirsanaa oo maanta xukun toogasho ah lagu fuliyay

Tartanka Sanadlaha Heer Qaran ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka oo ka furmay Muqdisho 

Tartanka Sanadlaha Heer Qaran ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka oo ka furmay Muqdisho 

February 26, 2026
0

Waxaa si rasmi ah u furmay Tartanka Sanadlaha Heer Qaran ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka, kaas oo ay ka qeybgalayaan arday...

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Galmudug oo ku baaqay in Sakada la gaarsiiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Galmudug oo ku baaqay in Sakada la gaarsiiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen

February 26, 2026
0

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Dowlad Goboleedka Galmudug, Sheekh Muxudiin Yuusuf Barre, ayaa ugu baaqay ganacsatada Soomaaliyeed inay si gaar ah sanadkan...

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 25, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

February 25, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyeyaasha Talisyada Ciidanka, Kaaliyaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In