Thursday, August 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xafiis nidaamiya gaadiidka Dekada Muqdisho oo maanta la furey

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Xafiis nidaamiya gaadiidka Dekada Muqdisho oo maanta la furey
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaarada Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta waxaa uu kulan la qaatay Wasiiru dowlaha wasaarada Gaadiidka iyo Saadaasha Hawada ahna ku simaha wasiirka Agaasimayaasha labada wasaaradooda Hanti dhowraha Guud Ee Qaranka Maareeyaha Guud Ee Dekada iyo mas,uuliyiin kale kulankaas oo ahaa mid looga dhawaaqay furitaanka Xafiis kala habeyn ku sameeya Gaadiidka Dekada Muqdisho ka shaqeeya oo mudo dheerba uu ka taagnaa is qabqabsi gaaray Xafiisyada Madaxda Qaranka.

Mudo dhowr bilood ah ayaa waxaa socday Qorshe lagu nidaaminayo Gaadiidka ka shaqeeya Dekada isla markaana loogu sameynayo Xafiis la socda howla gaadiidkaas maanta ayaana la soo gabagabeeyay oo Xafiiskaas in uu furan yahay lagu dhawaaqay.

Related posts

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

August 26, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026

Agaasimaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Saadaasha Hawadda Soomaaliya Maxamed Cismaan Cali Dhagaxtuur,ku simaha Agaasimaha Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Maxamuud Kulmiye Axmed iyo Maareeyaha Guud Ee Dekada Muqdisho Cabdulaahi Ali Nuur ayaa waxaa ay ka hadleen furitaanka Xafiiskaan heerarkii ay soo martay iyo muhiimada uu leeyahay in la furo.

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Saadaasha Hawadda Mudane Maxamed Isaaq Cismaan ayaa waxaa uu u mahad naqay Masโ€™uuliyiintii mudo todoba bilood ah soo waday Qorshahaan Xafiiska lagu furay maanta isagoo soo jeediyay in sidii loogu talo galay loo fuliyo howsha uu qaabilsanyahay.

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka badda Xukuumadda Soomaaliya Mudane Nuur Faarax Cusmaan ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay Xafiiskaan qaabilsan kala qaabeynta iyo la socodka Gaadiidka Dekada ka shaqeeya in uu si rasmi ah u furan yahay.

Previous Post

Raโ€™iisul wasaare Cumar Cabdirashiid oo u amba baxay dalka Qatar

Next Post

Kulan looga hadlaayay xuquuqda carruurta oo ka furmay Muqdishoโ€SAWIRROโ€

Next Post
Kulan looga hadlaayay xuquuqda carruurta oo ka furmay Muqdishoโ€SAWIRROโ€

Kulan looga hadlaayay xuquuqda carruurta oo ka furmay Muqdishoโ€SAWIRROโ€

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

August 26, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane ๐ƒ๐ซ. ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ง๐š๐š๐Ÿ๐š๐œ ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐›๐๐š๐ฅ๐ฅ๐š, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo qaabilay Dr. Axmed Fiqi Elmi

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo qaabilay Dr. Axmed Fiqi Elmi

August 26, 2026
0

Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Amb. Maxamed Cali Nuur Ameeriko, ayaa maanta ku qaabilay xarunta Dekedda Muqdisho Dr. Axmed Fiqi Elmi, kulankaan...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฌ๐š๐Ÿ๐š๐ซ ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐จ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐š๐ฆ๐›๐š๐›๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐ญ๐š๐ซ

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Qatar, kadib casuumaad...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In