Thursday, February 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Duulista Hawada Soomaaliya Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Heshiis Dhanka Duulimaadka ah Oo ay Wada Galeen Soomaaliya Iyo Qatar

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Duulista Hawada Soomaaliya Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Heshiis Dhanka Duulimaadka ah Oo ay Wada Galeen Soomaaliya Iyo Qatar
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka gaadiidka Duulista Hawada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay heshiis dhanka duulimaadka ah oo ay wada galeen dowladaha Soomaaliya iyo dowlada Qatar, isagoo sheegay in heshiiskani uu la xiriiro dhanka Duulimaadka ah.

Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Hawada Cali Axmed jaamac Jengeli ayaa sheegay in heshiiska dhinaca duulista hawada ee ay kala saxiixdeen Dowladaha Qatar iyo Soomaaliya uu suura gelin doono in diyaarada Qatar Airways ay duulimaadyo toos ah ku timaado Muqdisho iyo Doha.

Related posts

Tartanka Sanadlaha Heer Qaran ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka oo ka furmay Muqdisho 

Tartanka Sanadlaha Heer Qaran ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka oo ka furmay Muqdisho 

February 26, 2026
Guddoomiyaha Dalladda Culimada Galmudug oo ku baaqay in Sakada la gaarsiiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Galmudug oo ku baaqay in Sakada la gaarsiiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen

February 26, 2026

Wasiirka Duulista hawada ee Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in Heshiiskaasi uu yahay mid muhiimad ugu fadhiya Soomaaliya, waxaana uu tilmaamay hishiiska ay wada gaareen Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar uu goob joog ka ahaa Ra’isul wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke.

Heshiiska ayaa waxaa qeyb ka ah in dayuuradda Qatar Airways ay bilawdo duulimaadyo ay ku imaan doonto dalka Soomaaliya iyo in Qatar ay gacan muuqata ka geysato waxbarashada sare si ay uga faa’iideystaan ardayda Soomaaliyeed.

Previous Post

Nicholas Kay Oo Ammaanay Dadaalada Madaxda Dalka ay ku doonayaan Hirgalinta Hiigsiga 2016

Next Post

Dood Cilmiyeed Loo Qabtay Howlwadeenada Caafimaadka Oo Muqdisho Lagu Soo Xiray

Next Post
Dood Cilmiyeed Loo Qabtay Howlwadeenada Caafimaadka Oo Muqdisho Lagu Soo Xiray

Dood Cilmiyeed Loo Qabtay Howlwadeenada Caafimaadka Oo Muqdisho Lagu Soo Xiray

Tartanka Sanadlaha Heer Qaran ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka oo ka furmay Muqdisho 

Tartanka Sanadlaha Heer Qaran ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka oo ka furmay Muqdisho 

February 26, 2026
0

Waxaa si rasmi ah u furmay Tartanka Sanadlaha Heer Qaran ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka, kaas oo ay ka qeybgalayaan arday...

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Galmudug oo ku baaqay in Sakada la gaarsiiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Galmudug oo ku baaqay in Sakada la gaarsiiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen

February 26, 2026
0

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Dowlad Goboleedka Galmudug, Sheekh Muxudiin Yuusuf Barre, ayaa ugu baaqay ganacsatada Soomaaliyeed inay si gaar ah sanadkan...

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 25, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

February 25, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyeyaasha Talisyada Ciidanka, Kaaliyaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In