Friday, July 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxda Jaamacadda Jamhuuriya oo heshiisyo sare u qaadida tacliinta sare la galay Jaamacado caalami ah “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Madaxda Jaamacadda Jamhuuriya oo heshiisyo sare u qaadida tacliinta sare la galay Jaamacado caalami ah “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Jaamacadda Jamhuuriya ee culuumta iyo tiknoolojiyada (JUST) ayaa heshiis ku saabsan horumarina tacliinta sare ee dalka iyo mid iskaashi oo dhinacyo badan taabanaya la yeelatay Jaamacado Caalami ah oo ku yaalla dalal dhowr ah, taasi oo qeyb ka qaadan karta sare u qaadida tacliinta sare.

Guddoomiyaha Jaamcadda Jamhuuriya Eng. Maxamuud Axmed Jimcale, iyo guddoomiye kuxigeenka dhinaca cilmibaarista iyo horumarinta Prof, Cadiwahaab Cabdullaahi Cilmi, oo safar shaqo ku tegay dalka Uganda intii u dhaxaysay 08-16 bishan Maarso ayaa heshiisyo caalami ah la soo saxiixday dhowr Jaamacadood.

Related posts

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

July 24, 2026
Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

July 24, 2026

Madaxda Jaamacadda JUST ayaa intii ay ku sugnaayeen dalka Uganda waxa ay casharro dhiirro gelin iyo aqoon kororsi u jeediyeen qaarka mid ah ardayda Soomaaliyeed ee wax kabarta Jaamacadaha ku yaalla magaalada Kampala.

Maamulka sare ee Jaamacadda Jamhuuriya ee culuumta iyo tiknoolojiyada (JUST) ayaa Jaamacadaha ay heshiiska la galeen waxaa ka mid ah:

(1) Jaamacadda UTAMU (Ugandan Technology and Management University), oo laga leeyahay dalka Ugandha.

(2) Jaamacadda Sikkim Manipal University (SMU) oo xarunteedu tahay dalka India, gaar ahaan qeybteeda Bariga Africa oo loo yaqaanno ISBAT (International School of Business and Technology).

(3) Jaamacadda University Of Johannesburg (UJ), oo ka mid ah Jaamcadaha ugu waa weyn ee dalka Koonfur Afrika.
1

2

3

4

5

6

7

8

Previous Post

Xaaladda Deegaanka Deefow oo degan iyo baaqyo loo jeediyay maleeshiyaadka dagaallamay

Next Post

Akhriso: Fursado shaqo oo ka banaan Guddiga xuquuqda Aadanaha ee Midowga Afrika

Next Post
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga Soomaaliya oo walaac  ka muujineysaa tahriibka iyo socdaalka sharci darada oo ay ku kacaan dhalinyarada Soomaaliyeed

Akhriso: Fursado shaqo oo ka banaan Guddiga xuquuqda Aadanaha ee Midowga Afrika

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

July 24, 2026
0

Wafdi uu Hoggaaninayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Urur Siyaasadeedka JSP Mudane Liibaan Axmed Xasan ayaa socdaal ku maraya deegaano iyo...

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

July 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Waxbarashada XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

July 24, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda...

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

July 23, 2026
0

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta kulan la yeelatay bahda caafimaadka dalka oo isugu jira Hay’addaha caafimaadka dowladda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In