Saturday, October 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bandhig Hidaha iyo Dhaqanka ah oo lagu soo afjarayey rabshado ka dhacay Soweto oo lagu qabtay Koonfur Afrika

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Heshiis laga gaaray rabshad ka dhacday goobo  Soomaalida Koonfur Afrika ku ganacsadaan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Bandhig Hidaha iyo Dhaqanka ah oo lagu soo afjarayey rabshadihii dhawaan lagu soo barakiciyey dadka Ajaanibta ah ee ku nool deegaanka Soweto ee dalka Koonfur Afrika ayaa xalay lagu qabtay halkaasi, waxaana ka qeybgalay ajaanib ah iyo qaar ka mid ah shacabka dalkaasi.

Deegaanka oo dhaca dhanka koonfureed ee magaalada Johannesburg ayaa munaasabadda lagu qabtay ay soo qaban qaabiyeen Guddiga Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Koonfur Afrika iyo maamulka deegaanka Soweto, waxaana u jeedka yahay in dib loo soo celiyo isdhexgalka bulshada, isla markaana ay mid ka noqdaan dadka dhibaateynaya ajaanibta halkaasi howlaha ganacsi u jooga.

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026

Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Koonfur Afrika Mudane Caamir Sheekh oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in kulanka laga baran doono waxyaabo badan oo ku saabsan sidii ay u wada noolaan lahaayeen qowmiyadaha kala duwan ee dalka Koonfur Afrika ku nool.

โ€œ19-kii Janaayo ayay ahayd markii Soomaali ganacsato ah lagu soo weeraray dukaaman ay halkaan ku leeyihiin oo uu ku dhitay wiil 14 sano jir ah, oo soo jiitay indhaha caalamka, taasi oo ay sabab u ahayd rabshadaha halkaan ka dhacay, runtii waxaan ku dadaalnay in ganacsato badan oo Soomaaliyeed aan dib ugu soo celino goobahooda ganacsiโ€™ ayuu yiri Mudane Caamir.

Qaar ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed oo ka qeyb galay Bandhigga Hidaha iyo Dhaqanka ah ee lagu soo afjarayey rabshadihii dhawaan lagu soo barakiciyey dadka Ajaanibta ayaa sheegay inay aad ugu faraxsanyihiin ka qeyb galka bandhigga, ayna diyaar u yihiin inay wax la qeybsadaan jinsiyadaha kala duwan ee magaalada Soweto ku nool.

Dhalinyarro Soomaaliyeed ayaa goobta ku soo bandhigay suugaan ka hadlaysa midnimada iyo wax wada qeybsiga, waana markii ugu horeysa oo deegaanka Soweto lagu qabto bandhig nuucaani oo kale ah.

Previous Post

Howlgallo amni xaqiijin ah oo ka socota Buulo burte iyo Jalalaqsi

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐๐š๐ฅ๐ค๐š

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

October 6, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In