Monday, June 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Koonfurgalbeed ee dalka oo qorsheynaya in UGUS ay ka saaraan goobaha ay ku dhuumaaleysanayaan

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Maamulka Koonfurgalbeed ee dalka oo qorsheynaya in UGUS ay ka saaraan goobaha ay ku dhuumaaleysanayaan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Warfaafinta Maamulka Koonfurgalbeed Soomaaliya ayaa shaaciyey in deegannada fare ku tiriska ah oo ay kaga harsanyihiin maleeshiyaadka UGUS, laga saari doono, isla markaana dhawaan la sameyn doono howlgallo lagu cirib tirayo kooxdaasi.

Mudane Xasan Cabdi Maxamed oo lahady Radio Muqdisho ugu horeyn faah faahin ka bixiyay xaaladaha amni iyo horumar ee ka jirta deegaannada maamulka Koonfurgalbeed, isaoo xusay in ay jiraan howlgallo ay ciidamada ka wadaan deegaanno ka tirsan maamulkaasi.

Related posts

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

May 31, 2026
Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026

“Waxaan rajeynayaa nimaanka waa gabawsi oo gabalkooda sii dhacay, waa neef qalan oo rafanaya, waxa ay rabaan inay Ummadda sii galaaftaan, anagoo kaashaneyna dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxaa noo qorsheynsan in aan gebi ahaanba ka saarno deegaannada ay ku dhuumaaleysanayaan, nimanka waa codow, inta ay ka baxayaan gobollada Koonfurgalbeed iyo geyiga Soomaaliya waan daba taagnaan doonaa” ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta ee Maamulka Koonfurgalbeed ee dalka.

Mudane Xasan ayaa ka codsaday shacabka ku nool deegaannada maamulka Koonfurgalbeed in ay xoojiyaan wada shaqeynta kala dhexeyso ciidamada amniga, si guud ahaan looga sifeeyo deegannada ay haraadiga ku yihiin.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Maamulka Degmada Maxaas oo codsaday in gar gaar caafimaad lala soo gaaro

Next Post
Maamulka Degmada Maxaas oo codsaday in gar gaar caafimaad lala soo gaaro

Maamulka Degmada Maxaas oo codsaday in gar gaar caafimaad lala soo gaaro

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dhaarinta Xildhibaanada Koofur-Galbeed: Riyadii hadda waa run. Shalay, Magaalada Baydhabo waxaa lagu dhaariyay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dawlad-goboleedka Koofur...

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka...

Horjoogayaal lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

Horjoogayaal lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Hanti Wadaag ee gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay laba...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In