Tuesday, April 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guoomiyaha gobolka Mudugoo ku baaqay in laga qeyb qaato dhismaha wadada Wadaagsin

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Guoomiyaha gobolka Mudugoo ku baaqay in laga qeyb qaato dhismaha wadada Wadaagsin
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha gobolka Mudug Maxamed Yuusuf Jaamac(Tigay) ayaa ugu shacabka gobolka Mudug ku dhaqan ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan dib u dhis wadooyinka mara gobolka, isagoo intaa ku daray in qof kasta intii ay kari karto ku darsato dhismaha wadada Wadaagsin oo ku dhexeysa Gaalkacyo iyo xeebta Garacad.

Maxamed Yuusuf Jaamac ayaa sheegay in shirkado dhowr ah ay bixiyeen taageerada dhismaha wadadan isla markaana loo baahan yahay in shirkadaha kale ay sidaas oo kale sameeyeen.

Related posts

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

April 20, 2026
Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

April 20, 2026

“Waxaan ku talagalnay in aan isku tashano Xoolaha xerada noogu jira, iyadoo halku dhegayagu yahay Wan bixi aan wadada dhisnee Dahabka iyo Shidaalka isaga ayaa inooga qaalisan waayo isaga ayaanu leenahay” ayuu yiri gudoomiye Tigay.

Hadalkan ka soo baxay gudoomiyaha gobolka Mudug ayaa imaanaya iyadoo maamulka gobolka iyo ganacsatada deegaanada gobolka Mudug ay dhiso ku bilaabeen wadada Wadaagsin.

Previous Post

Dowladda oo sheegtay in dadka Soomaaliyeed oo ku nool Yeman dib loogu soo celin doono dalka

Next Post

Gudoomiyaha gobolka Hiiraan oo xariga ka jaray mashruuca Leyrarka ileyska Cadceeda”SAWIRRO”

Next Post
Gudoomiyaha gobolka Hiiraan oo xariga ka jaray mashruuca Leyrarka ileyska Cadceeda”SAWIRRO”

Gudoomiyaha gobolka Hiiraan oo xariga ka jaray mashruuca Leyrarka ileyska Cadceeda"SAWIRRO"

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

April 20, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali, ayaa xarunta Wasaaradda...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

April 20, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026
0

Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In