Tuesday, July 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha iyo Xeer ilaaliyaha Qaranka oo kormeeray qaar kamid ah xarumaha ciidanka Asluubta”SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kormerkaan uu maanta ku tagay xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Soomaaliya Dr Axmed Cali Daahir oo ay wehliyaan ma’suulin ka socday  Wasaarada Garsoorka ee Soomaaliya kuwasi oo koormerkooda la xiriiray u kuurgalida iyo qiimeyn ay ku sameynayeen xarumaha ciidanka Asluubta Soomaaliya uu ku leeyahay magaalada Muqdisho.

Goobihii ay maanta kormeerka ku tageen mas’uulintasi waxaa ka mid ahaa Taliska Dhexe ee ciidanka Asluubta Soomaaliya ee Ex.control ee Afgooye, Xeradii agoonta, Xabsiga dhexe ee Xamar, Warshadii Sabalaas oo ahaan jirtay Warshad ay lahaan jireen ciidanka Asluubta Soomaaliya,Xabisgii Keysanee oo hadda ah Isbitaal iyo Jaamacadii Gaheer  oo dhamaantooda ah xarumo ay leeyihiin Taliska ciidanka Asluubta Soomaaliya isla markaana qaar ka mid ah xarumahaasi ay hada gacanta ugu jiraan dad shacab ah

Related posts

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

July 21, 2026

Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliya Jenaraal Xuseen Xasan Cismaan ayaa ugu horeyn mas’uulinta wafdigasi uu horkacaayay xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka warbixin ka siiyay xaalada guud ee ciidanka Asluubta Soomaaliya isla markaana xusay inay kormeer ku tageen qaar ka mid ah xarumihii uu lahaan jiray ciidanka Asluubta ee Soomaaliya.

“Saakay waxaan kormeernay aniga, Xeer ilaaliyaha iyo mas’uuliyiin kale dhulkii ciidanka asluubta oo ku yaala Xamar waxaa ka bilownay Xabsiga dhexe, waxaa ku xijinay Keynsanee hadda waxaa joognaa Taliskii ciidanka waxaa sidoo kale soo marnay Jaamacadii Gaheyr” ayuu yiri Taliyaha Ciidanka Asluubta.

Xeer ilaaliyah guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir oo isna halkasi hadal kooban ka jeeydiyay aya waxaa uu sharaxaad ka bixiyay goobihii ay maanta kormeerka ku tageen isagoo xusay in kormeerkooda uu la xiiriray u kuurgalida xarumahaasi waxaa uu intaa ku daray in dhowaan dib u dayactir lagu sameyn doono xarumaha ciidanka Asluubta uu ku leeyahay magaalada Muqdisho.

??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ???????????????????????????????

Sawir Qaade: Farxaan  Maasgaro

Previous Post

Wasiirka Arrimaha gudaha oo la kulmay wefdi ka socda Qaramada Midoobay

Next Post

Taliska Ciidanka ilaalada deegaanka Xamar oo soo bandhigay wax qabadkooda”SAWIRRO”

Next Post
Taliska Ciidanka ilaalada deegaanka Xamar oo soo bandhigay wax qabadkooda”SAWIRRO”

Taliska Ciidanka ilaalada deegaanka Xamar oo soo bandhigay wax qabadkooda”SAWIRRO”

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
0

Ciidamada dab-damiska iyo kooxaha gurmadka degdegga ah ee Gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay inay damiyaan dab xooggan oo maanta ka...

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

July 21, 2026
0

Masuuliyiin ka socday wasaaradaha kala duwan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho uga qaybgalay tababar ku saabsan dhisidda adkeysiga dhaqaale...

Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha

Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
0

Dab xooggan ayaa saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha, iyadoo ololka uu saameeyay goobo ganacsi oo ku...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobaysa booqashada Madaxweynaha FIFA ee Muqdisho

Soomaaliya oo u diyaar-garoobaysa booqashada Madaxweynaha FIFA ee Muqdisho

July 21, 2026
0

Wada-shaqeynta dhow ee u dhexeysa Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo uu hoggaamiyo Wasiir Maxamed Cabduqaadir Cali,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In