Friday, July 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha oo u hambalyeeyay SNTV iyo Radio Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Koob lagu xusayay sanadguurada Warbaahinta Qaranka oo loo dhigay Kooxaha Heegan iyo Gaadiidka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  ayaa si wadajir ah hambalyo ku aaddan sannadka guurada dib u howlgelinta warbaahinta Qaranka u diray madaxda iyo shaqaalaha wasaaradda Warfaafinta.

“Soomaaliya iyo guud ahaan saxaafadda Soomaaliya wax weyn ayaad ku soo kordhiseen, dadka Soomaaliyeed dhagahooda wax fiican ayaad maqashiiseen indhahoodana wax fiica baad tusteen marka waxaan idin leeyahay hambalyo” ayuu yiri madaxweynuhu.

Related posts

Taliyaha gaarka ah ee XDS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Talyaaniga 

Taliyaha gaarka ah ee XDS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Talyaaniga 

July 10, 2026
Madaxweynaha JFS oo tababar u soo xiray Saraakiil iyo saraakiil xigeenno ka qalin-jabiyay dugsiga TURKSOM 

Madaxweynaha JFS oo tababar u soo xiray Saraakiil iyo saraakiil xigeenno ka qalin-jabiyay dugsiga TURKSOM 

July 10, 2026

“Waxaan bogaadinayaan dhammaan shaqaalaha wasaaradda warfaafinta gaar ahaan Telefishanka iyo idaacadda Qaranka oo runtii baahidii warfaafineed ee Soomaaliyada maanta joogta ay qabtay dowr weyn ka qaadatay oo wax weyn ku soo kordhisay dalka.

“Telefishan gaaban oo sacado gaaban hawada ku jira ayuu ku bilowday 1983dii, maanta wuxuu marayaa Telefishan ballaaran 24 saac hawada ku jira, shanta qaaradood ee dunidana laga fiirsado, horumar aad iyo aad u wayn waaye waana u hambalyeyneynaa.

Madaxweynaha ayaa sheegay in loo baahan yahay in la sii ballaariyo TV-ga oo la suurta galiyo in dalka oo dhan la gaarsiiyo ayadoo aysan daawadayaashu aysan u baahan inay iibsadaan qalabka ay hadda ka daawadaan TV-ga.

“Waxaan ku dhiirri galinaynaa inay ku dadaalaan in dadka Soomaaliyeed ee deggan gobollada dalka ay helaan TV-ga ayagoo aanan u baahan inay satellite-ka ka helaan, sida idaacaddaba loo gaarsiiyay gobollo badan oo dalka ah, Waxaan rajaynayaa in sanadka xiga aan idinku bogaadinno (oo aad sameysaan), waxaan idin leeyahay halbalyo.

Previous Post

Ciidamada amniga oo Caawo xiray Idaacadda Shabeelle

Next Post

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo soo dhaweeyay dowrka warbaahinta dowladda

Next Post
DAAWO: Guddomiye Jawaari oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Xildhibaan Xaabsade

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo soo dhaweeyay dowrka warbaahinta dowladda

Taliyaha gaarka ah ee XDS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Talyaaniga 

Taliyaha gaarka ah ee XDS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Talyaaniga 

July 10, 2026
0

Taliyaha Taliska Ciidanka Gaarka ah ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Aadan Maxamed Cumar, iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa...

Madaxweynaha JFS oo tababar u soo xiray Saraakiil iyo saraakiil xigeenno ka qalin-jabiyay dugsiga TURKSOM 

Madaxweynaha JFS oo tababar u soo xiray Saraakiil iyo saraakiil xigeenno ka qalin-jabiyay dugsiga TURKSOM 

July 10, 2026
0

Muqdisho, 10 Luulyo 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta tababar u soo xiray Saraakiil iyo...

Ururka Siyaasadeedka JSP oo xaruntiisa dhexe ee Galmudug si rasmi ah looga daah-furay Dhuusamareeb

Ururka Siyaasadeedka JSP oo xaruntiisa dhexe ee Galmudug si rasmi ah looga daah-furay Dhuusamareeb

July 10, 2026
0

Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa maanta lagu daah-furay xarunta dhexe ee Ururka Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka...

Taliyaha Ciidanka Dhulka Dowladda Jamhuuriyadda Turkiga, Metin Tokel, oo booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya

Taliyaha Ciidanka Dhulka Dowladda Jamhuuriyadda Turkiga, Metin Tokel, oo booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya

July 10, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta Garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyey...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In