Sunday, May 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Furitaanka kafadhiga lixaad eee Baarlamaanka oo dib loo dhigay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

kulan maanta ay xaruntooda Villa Hargaysa  ku yeesheeen Xubnaha gudiga Joogtada ah ee Baarlamaanka  oo uu shir godoominayey godoomiyaha barlamanka federalka ah ee Soomaaliya mudane Maxamed Sheikh Cusmaan Jawari ayaa ajandihiisu ahaa furitanka kalfadhiga 6aad ee baarlamaanka iyadoo  ay ka soo baxday furintankas oo lagu wadey 20 bishan inuu furmo dib u dhac inuu ku yimid arimo farsamo awgood isla markana furitanku uu u dhacey 27-da bishan sida uu ku dhawaaqay Gudoonka Baarlamaanka .

Gudiyada joogtada ah ayaa sidoo kale ugu baaqey xubnaha golaha baarlamaanka ee safarada dibada ah ku maqan iney sida ugu dhaqsiyaha badan dalka dib ugu so labtaan isla markana furitanka kalfadhiga 6-aad ka soo qeyb galaan.

Related posts

Musharrax Aadan Madoobe iyo mas’uuliyiin kale oo ka codeeyay Baydhaba

Musharrax Aadan Madoobe iyo mas’uuliyiin kale oo ka codeeyay Baydhaba

May 10, 2026
Shacabka deegaannada Koonfur Galbeed oo saakay u dareeray doorashooyinka qof iyo codka ah

Shacabka deegaannada Koonfur Galbeed oo saakay u dareeray doorashooyinka qof iyo codka ah

May 10, 2026

Kualnka gudiyadda joogtada ah ee baarlamaanka markii uu soo idlaaday ayaa waxaa warbaahinta qaranka u faah faahiyey waxyaabihii kulankooda ka soo baxay ku xigenka xoghayaha joogtada ah ee barlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullahi Ciyow .

“waxaa kulanka gudiga joogtada ah diirada lagu saaray furitaanka kalfadhiga 6.aad ee baarlamaanka runtii si aad u wanaagsan ayaa looga dooday howshaas waxaana ka isla gartay in 20 bisha oo balanku ahaa in uu furmo uusan suura galeyn waxaana loo dhigay 27 ka april marka waxaa laga codsaday mudanayaasha in ay waqtigaas ku yimaadaan “

Kalfadhiga 6-aad ee barlamanka federalka ah ayaa markii uu furmo waxaa mudanayasha Golaha shacabka hor yaala ajandayaal fara badan oo u baahan in wax laga qabto Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaana furi doona sida Dastuurku dhigayo.

Previous Post

Muqdisho: 30 shaqaale oo ka tirsan hay’adaha Dowladda oo maanta Siminaar u furmay “Sawirro”

Next Post

Wargelin: Kala soco wararkii ugu dambeeyay Wargeyska dalka

Next Post
Wargelin: Kala soco wararkii ugu dambeeyay Wargeyska dalka

Wargelin: Kala soco wararkii ugu dambeeyay Wargeyska dalka

PRESS RELEASE;Federal Government Reaffirms Right to Peaceful Assembly and Warns Against Violent Political Mobilization

PRESS RELEASE;Federal Government Reaffirms Right to Peaceful Assembly and Warns Against Violent Political Mobilization

May 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-The Federal Government of Somalia reaffirms its full respect for the constitutional rights of citizens to peaceful assembly, expression,...

Musharrax Aadan Madoobe iyo mas’uuliyiin kale oo ka codeeyay Baydhaba

Musharrax Aadan Madoobe iyo mas’uuliyiin kale oo ka codeeyay Baydhaba

May 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Musharrax Madaxweyne, ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe, xildhibaanno iyo wasiirro ka tirsan XFS ayaa ka codeeyay magaalada...

Shacabka deegaannada Koonfur Galbeed oo saakay u dareeray doorashooyinka qof iyo codka ah

Shacabka deegaannada Koonfur Galbeed oo saakay u dareeray doorashooyinka qof iyo codka ah

May 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Shacabweynaha deegaannada Koonfur Galbeed waxaa si rasmi ah saakay uga bilowday doorashooyinka isku sidkan ee Golaha Wakiillada iyo Golaha...

DAAWO SAWIRRO:-Diyaar garowga doorashooyinka qof iyo cod ee gobolka Bakool

DAAWO SAWIRRO:-Diyaar garowga doorashooyinka qof iyo cod ee gobolka Bakool

May 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAKOOL):-Shacabka deegaannada Koonfur Galbeed ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta loo asteeyay, si ay uga qayb galaan doorashada golayaasha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In