Friday, August 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xilibaanada Maamulka Jubbaland Oo Galinkii Dambe ee Maanta Lagu Dhawaaqay(Sawirro)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Xilibaanada Maamulka Jubbaland Oo Galinkii Dambe ee Maanta Lagu Dhawaaqay(Sawirro)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan Maanta lagu qabtay Xarunta Madaxtooyada Maamulka Jubbaland Ee Magaalada Kismaayo ayaa lagu shaaciyay Magacyada xubnaha Cusub ee ka mid noqonaya Baarlamaanka Jubbaland.

Kulanka Ayaa waxaa goob joog ka ahaa Xilibaano ka tirsan Dowladda Fadaraalka Soomaaliya,Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Fadaraalka, Xubno Matalayay  Urur Gobaleedka IGAD,Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Jubbaland,Ganacsato iyo Qurba joog ku sugan magaalada Kismaayo.

Related posts

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

August 13, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

August 13, 2026

Xunaha Cusub Ee Baarlamanka Jubbaland ayaa tiradoodu gaareysaa 75 Xubnood,waxaana Guddoomiye looga dhigay Sh Cabdi Yuusuf Oo ah Ninka ugu Da’da weyn xubnaha maanta magacyadooda la shaaciyay.

Talaabadan ayaa ka dambeysay Dadaal dheeraad ah oo ay sameeyeen Maamulka Jubbalan kuwaas oo guddi u saaray soo xulista xubnaha baarlamanka ee maanta lagu dhawaaqay.

120-300x169 (1) 210-300x169 39-300x169 47-300x169 67-300x169 125-300x169 125-300x169 (1) 213-300x169 310-300x169 48-300x169 68-300x169

Previous Post

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Wargelin: Barnaamijka islaamka iyo Bulshada Ee Beri oo looga hadlayo Akhlaaqda Ganacsadaha Muslimka Ah

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Wargelin: Barnaamijka islaamka iyo Bulshada Ee Beri oo looga hadlayo Akhlaaqda Ganacsadaha Muslimka Ah

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

August 13, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa si rasmi ah u soo xiray tababarka...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

August 13, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa lagu...

Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

August 13, 2026
0

Wafti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho, Dr. Ibraahim Maxamed Mursal, ayaa booqasho rasmi ah ku tegay xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Agaasimaha Horumarinta UK

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Agaasimaha Horumarinta UK

August 13, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha Horumarinta Boqortooyada Midowday (UK),...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In