Friday, February 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir Gaar ah Oo Iskaashiga Amaanka Looga Hadlayay Oo Lagu Soo Gabagabeeyay Urdun.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkan Oo uu soomaaliya uga qeybgalay Wafdi uu Hoggaaminayo M.weynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud Ayaa looga hadlay Xaaladaha Ammaanka iyo dhibaatada ku soo korartay bariga dhexe ee ay ka mid tahay Xag-jirnimada iyo Dagaalka Argagixisada.

Shirka ayaa inta uu socday waxaa si gaar ah looga hadlay xaaladda Soomaaliya iyo sidii dowladda gacan looga siin lahaa dagaalka ka dhanka kooxaha Argagixisada.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

NISA oo howlgal ku dishay horjooge Axmed Dhuxul oo ka tirsan Khawaarijta

February 5, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Golaha Wasiirrada XFS oo baaq ka soo saaray abaarta ka jirta dalkeenna

February 5, 2026

shirka ayaa lagu ballan-qaaday in taageero dhaqaale iyo tababarba la siiyo ciidamada Amaanka Soomaaliya si looga hortaga fikirka Xag-jirnimo ee ay kooxaha argagixisado doonayaan in ay ku faafiyaan Dalka Soomaaliya

Shirkan ayaa ahaa mid ka duwan shirarkii hore ee ay yeelan jireen hoggaamiyaasha wadamada Carabta,waxaana la isla gartay in la dadajiyo qorshe ka dhan kooxaha oo hadda ku sii faafaya wadamada ku Yaala Bariga Dhexe.

Previous Post

Shirka Caalamiga Ee Iskaashiga Amniga Oo Ka Furmay Magaalada Caqaba ee Dalka Urdun

Next Post

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland iyo saraakiil ka socotay UNHCR oo kulmay “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland iyo saraakiil ka socotay UNHCR oo kulmay “SAWIRRO”

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland iyo saraakiil ka socotay UNHCR oo kulmay “SAWIRRO”

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

NISA oo howlgal ku dishay horjooge Axmed Dhuxul oo ka tirsan Khawaarijta

February 5, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa ku guuleystay in ay shacabka Soomaaliyeed shartiisa dhaafiyaan Horjooge Axmed Dhubad Xidig...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Golaha Wasiirrada XFS oo baaq ka soo saaray abaarta ka jirta dalkeenna

February 5, 2026
0

Golaha Wasiiradda Xukuumadda JFS ayaa kulankoodii maanta kaga hadlay xaaladda daran ee abaaraha dalka ka jira, waxa ayna soo saareen...

Soomaaliya iyo Masar oo Yeeshay La-Tashiyo ay ku Xoojinayaan Iskaashiga Istaraatiijiga ah ee Labada Dal

Somalia-Egypt Bilateral Meeting Highlight Strategic Partnership

February 5, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali held consultations today...

Soomaaliya iyo Masar oo Yeeshay La-Tashiyo ay ku Xoojinayaan Iskaashiga Istaraatiijiga ah ee Labada Dal

Soomaaliya iyo Masar oo Yeeshay La-Tashiyo ay ku Xoojinayaan Iskaashiga Istaraatiijiga ah ee Labada Dal

February 5, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali ayaa maanta magaalada Qaahira kula yeeshay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In