Monday, October 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ururrada bulshada rayidka oo ka hadlay doorka uga aadan hiigsiga cusub (Sawirro)

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
12 years ago
in Wararka
0
Ururrada bulshada rayidka oo ka hadlay doorka uga aadan hiigsiga cusub (Sawirro)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankani oo ay soo agaasimeen Heyโ€™adda Jilaayasha aan dowliga aheyn ee Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya SOSCENSA ayaa waxaa ka soo qeyb galay qaar ka mid ah qeybaha kala duwan ee ururrada bulshada ku nool magaalada Muqdisho, waxaana ujeedka kulanka uu ahaa sidii shacabkaย  Soomaaliyeed ay ugu qeyb qaadan lahaayen Hiigsiga cusub ee dalka.

Intii uu kulankaasi socday ayaa waxaa looga dooday aragtida ay bulshada Soomaaliyed ka qabto hiigsiga cusub ee dalka, sidii dadka ay isaga kaashan lahaayen horumarka iyo dib u dhiska dalka.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026

Guddoomiyaha Heyโ€™ada Jilaayasha aan dowliga laheyn ee Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya SOSCENSA Cabdulaahi Maxamed Shirwac oo lahadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in shirka ay isku weydaarsadeen talooyin ku saabsan sida looga faaโ€™iideysan karo hiigsiga cusub.

โ€œHiigsiga cusub ayaan ka hadalnay oo ku saabsan sida ay bulshada uga faaโ€™iido karto, waa barnaamij aad u wanaagsan, waxaan rabnaa in ururrada bulshada laga siiyo talooyinka uga aadan, isla markaana dowladda iyo Maamul goboleedyada dalka ay isku raacaan sidii qorshe wada jir ah ugu gudbin lahaayeen beesha caalamkaโ€ ayuu yiri Cabdullaahi Maxamed Shirwac.

Muddooyinkii ugu dambeeyay ayaa gudaha dalka iyo dibadiisa waxaa ka socday shirar iyo kulamo looga hadlayo sidii bulshada Soomaaliyed ay uga qeyb qaadan lahaayen hiigsiga cusub dalka.

IMG_4393 IMG_4395

Previous Post

C/kariim Xuseen Guuleed oo musharaxnimadiisa maanta ku dhawaaqay “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Difaaca oo kormeer howleed ku tagey Xarunta Ciidanka Badda Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Difaaca oo kormeer howleed ku tagey Xarunta Ciidanka Badda Soomaaliya “SAWIRRO”

Wasiirka Difaaca oo kormeer howleed ku tagey Xarunta Ciidanka Badda Soomaaliya "SAWIRRO"

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Ka qeybgalay munaasabadda xil-wareejinta Wasaaradda...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026
0

Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa shaacisay natiijada baaritaanada Ebola iyo dhammeystirka habraacyada karantiilka Muwaadinkii Soomaaliyeed ee la xaqiijiyo in uu xiriir...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

October 25, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta u amba baxay magaalada...

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

October 24, 2026
0

Ciidamada Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya ciidamada kale ee amniga, ayaa gacanta ku dhigay Cabdisalaan Yacquub Nuur...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In