Monday, August 18, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhallinyarada Soomaaliyeed oo loogu baaqay inay ka qeyb qaatan horumarka dalka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
May 4, 2015
in Wararka
0
DAAWO-Banaanbax looga soo horjeedo Sawir Gacmeedyo lagu aflagaadeeyay Nabi Muxamed NNKH oo Muqdisho lagu qabtay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiru ka tirsan Xukuumadda Fedaraalka ah ee Soomaaliya ayaa ka qeybgalay kulan looga hadlayey doorka dhallinyarada ee ku aadan horumarka dalka iyo dib u dhiska oo xaly lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha mudane Maxamed Cabdullaahi Xasan โ€œNuuxโ€ Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta mudane Cabdulqaadir Sheekh Cali Baqdaadi iyo masโ€™uuliyiinta ururka dhallinyarada isbadal doonka ah ee marka magacooda la soo gaabiyo loo yaqaan (DHISO) ayaa lagu xusayay 9 sanno guuradii ka soo wareegtay markii la aas aasay ururkaasi.

Related posts

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฎ ๐—ข๐—ผ ๐—Ÿ๐—ฎ ๐—ซ๐—ถ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐˜๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ง๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—›๐—ผ๐—ฟ๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ

August 18, 2025
Wasiirka Gaashaandhigga iyo Masuuliyiin kale oo gaaray Furimaha Dagaalka Shabeellaha Dhexe

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Masuuliyiin kale oo gaaray Furimaha Dagaalka Shabeellaha Dhexe

August 18, 2025

Gudoomiyaha ururka dhallinyarada isbadal doonka ah ee (DHISO) Cabdulqaadir Maxamed Cali oo ka hadlay kulanka ayaa sheekeeyay waxyaabaha u qabsoomay, isagoo xusay si gaar ah u tilmaamay doorka dhallinyaradu ay ka qaadan karaan dib u dhiska iyo horumarka dalka.

โ€œDhallinyarada door weyn ayay ku leeyihiin inay kaqeyb qaataan horumarka dalka, marka waxaan ku baaqayaa in dhallinyarada ay muujiyaan doorkoodaโ€ ayuu yiri

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdulqadir Sheekh Cali โ€œBaqdaadiโ€™ย  ayaa sheegay in dhallinayaradu ay kaalinta ugu muhiimsan ka qaadan karan horumarka dalka hadii ay isku duubnaadaan.

โ€œWaxaan maanta ku faraxsanahay in Soomaalida ay 70% xilligan u badanyihiin dhalinyarado daโ€™doodu ka yartahay 30 sano jir, waxaana awoodda uu dal waliba leeyahayโ€ ayuu yiri Wasiirka Awqaafta.

Wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Xasan โ€œNuuxโ€ oo gaba gabadii ka hadlay kulanka ayaa kula dardaarmay dhallinyarada Soomaaliyeed inay garab istaagaan Wasaaradda, ayna ka shaqeyn doonaan sidii dhallinyarada shaqo abuur loogu sameyn lahaa gudaha dalka.

โ€œWaxaad ogtihiin in ay nagu soo fool leedahay xuska maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed ee 15-ka May, marka waxaa la idinka rabaa inaad door muuqdo ka qaadataan xuska munaasabadaasi, idinkuna waxaan idin leeyahay hambalyoโ€ ayuu yiri Wasiirka Dhallinyarada iyo Isboortiga.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Maamulka Gobolka Shabeelaha dhexe oo ku baaqay in laga caawiyo sidii biyo xireen loo sameyn lahaa

Next Post
Maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe oo laga hadlay

Maamulka Gobolka Shabeelaha dhexe oo ku baaqay in laga caawiyo sidii biyo xireen loo sameyn lahaa

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฎ ๐—ข๐—ผ ๐—Ÿ๐—ฎ ๐—ซ๐—ถ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐˜๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ง๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—›๐—ผ๐—ฟ๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฎ ๐—ข๐—ผ ๐—Ÿ๐—ฎ ๐—ซ๐—ถ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐˜๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ง๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—›๐—ผ๐—ฟ๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ

August 18, 2025
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u bilaabay hannaanka la xisaabtanka...

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Masuuliyiin kale oo gaaray Furimaha Dagaalka Shabeellaha Dhexe

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Masuuliyiin kale oo gaaray Furimaha Dagaalka Shabeellaha Dhexe

August 18, 2025
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,oo ay wehelinayaan Xildhibaano, Taliyaha Ciidanka Dhulka, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe, saraakiil ciidan...

Ciidanka NISA oo soo bandhigay xubno katirsanaa Khawaarijta oo isku soo dhiibay dowladda

Ciidanka NISA oo soo bandhigay xubno katirsanaa Khawaarijta oo isku soo dhiibay dowladda

August 18, 2025
0

Ciidanka Hayโ€™adda Sirdoonka Qaranka ee NISA ee ka howlgala deegaannada Koonfur Galbeed ayaa magaalada Xudur kusoo bandhigay afar dhalinyaro ah...

Ciidanka Xoogga oo howlgal Amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyay Gobolka Shabeellada Hoose

Ciidanka Xoogga oo howlgal Amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyay Gobolka Shabeellada Hoose

August 18, 2025
0

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Cumar Beerre iyo deegaannada ku hareereysan oo ka tirsan Gobolka Shabeellada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In