Shirkaas wasiirada caafimaadka wadamada Jaamacada Carabta ugu soo gabagaboobay dalka Masar ayaa waxaa Soomaaliya uga qayb galay wasiirka caafimaadka xukuumada Soomaaliya marwo Xaawo Xasan Maxamed labo maalin oo uu socday waxyaabaha looga hadlay waxaa ka mid ahaa xaalada dhinacyada adeegyada caafimaad ah ee dalka Soomaaliya.
Soomaaliya oo soo dhaweysay bayaan wadareedka Wasiirrada Arrimaha Dibadda Islaamka ee Qarannimada Soomaaliya
RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhoweynaysaa bayaanka wadajirka ah ee ay...














