Tuesday, May 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha cusub ee booliska Soomaaliya oo xilka la wareegay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Taliyaha cusub ee booliska Soomaaliya oo xilka la wareegay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadan oo ahayd mid uu xilka kula waregaayay taliyaha cusub ee ciidanka booliska Soomaaliya sareeye guuto Maxamed Sheikh Xasan Xaamud ayaa maanta lugu qabtay dugsiga tababarka ciidammada booliska Soomaaliyeed ee Gen Kaahiye.

Xaflada ayaa waxaa ka qeyb galaywasiiro ka tirsan xukuumada Soomaaliya oo ay ka mid yihiin  wasiirka amniga gudaha, wasiirka kheraadka dalka, xildhibaano, xer ilaaliyaha qaranka, taliyaha ciidanka asluubta, taliyaha Ciidanka badda iyo marti sharaf kale  waxaana dhamaan mas,uuliyiinta ka qayb gashay ay bogaadiyeen taliyaha cusub.

Related posts

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY BULSHADA RAYIDKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY BULSHADA RAYIDKA

May 25, 2026
Soomaaliya oo soo dhaweysay bayaan wadareedka Wasiirrada Arrimaha Dibadda Islaamka ee Qarannimada Soomaaliya

Soomaaliya oo soo dhaweysay bayaan wadareedka Wasiirrada Arrimaha Dibadda Islaamka ee Qarannimada Soomaaliya

May 24, 2026

Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliya sareeye guuto Maxmed Xasan Xaamud  oo

xaflada hadal ka jeediyay ayaa waxaa uu balan qaaday in waxqabad muuqda uu la imandoono isla markaa waxaa uu ka codsaday saraakiisha iyo mas,uuliyiinta guud ahaan in lagu gacansiiyo xilka loo dhiibay.

Xer ilaaliyaha qaranka Soomaaliyeed dr Axmed Cali Daahir oo isna hadlay ayaa waxaa sheegay in taliyaha cusus ee loo magacaabay xilka booliska Soomaaliyeed looga fadhiyo isbadal muuqda in uu ku sameeyo ciidammada booliska.

Wasiirka cadaaladda Cabdullaahi Axmed Jaamac Ilka-jiir. Aaya hanbalyo u diray taliyaha cusub ee loo magacaabay xilka taliyaha booliska isagoo u rajeeyay in isbadal muuqda uu la imaandono waxaana uu kula dardaarmay in muhiimada koowaad uu siiyo dhismaha ciidanka iyo sugida amaanka dalka.

Ugu danbeyntii wasiirka amniga gudaha Somalia mudane C/risaaq Cumar Maxmed ayaa dardaran u jeydiiyay taliyaha cusub waxaana uu u sheegay in looga fadhiyo wax qabad dhab ah iyo hol karnimo waxaana uu ka codsaday in qorsha howleedka hadda u dagsan ciidamada booliska Soomaaliyeed uu halkaa ka amba qaado.

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur Radio Muqdisho 06-05-2015

Next Post

Muungaab oo ka tacsiyeeyay geerida gudoomiye ku xigeenkii Wadajir

Next Post
Muungaab oo ka tacsiyeeyay geerida gudoomiye ku xigeenkii Wadajir

Muungaab oo ka tacsiyeeyay geerida gudoomiye ku xigeenkii Wadajir

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY BULSHADA RAYIDKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY BULSHADA RAYIDKA

May 25, 2026
0

Muqdisho, May 25, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay bulshada rayidka ah Soomaaliyeed,...

Soomaaliya oo soo dhaweysay bayaan wadareedka Wasiirrada Arrimaha Dibadda Islaamka ee Qarannimada Soomaaliya

Soomaaliya oo soo dhaweysay bayaan wadareedka Wasiirrada Arrimaha Dibadda Islaamka ee Qarannimada Soomaaliya

May 24, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhoweynaysaa bayaanka wadajirka ah ee ay...

Bayaan wadajir ah oo lagu cambaareynayo furitaanka sharci-darrada ah ee waxa loogu yeeray “Safaaradda Somaliland” ee Magaalada Qudus

Bayaan wadajir ah oo lagu cambaareynayo furitaanka sharci-darrada ah ee waxa loogu yeeray “Safaaradda Somaliland” ee Magaalada Qudus

May 24, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalal badan oo Islaami ah ayaa si adag u cambaareeyay tallaabada ay maamulka Somaliland ku...

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo war kasoo saartay cabashooyin ka yimi safarrada dalka Masar

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo war kasoo saartay cabashooyin ka yimi safarrada dalka Masar

May 24, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kumeel gaar ah u hakisay in Dalka Masar loogu safro oggolaanshaha safar ee loo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In