Wednesday, August 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gaalkacyo: Baaq loo jeediyay dowladda Federaalka iyo hayโ€™adaha samafalka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Shir looga hadlayay amniga oo lagu qabtay Gaalkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Roobab xoogan oo todobaadyadii u danbeeyay ka da’ayay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa saameeyn ku yeeshay isu socadkii iyo dhaq dhaqaaqii ganacsi ee ka jiray qeybo ka mid xaafadaha magaalada Gaalkacyo.

Guddoomiyaha degmada Gaalkacyo Bile Diini Cali ayaa tilmaamay in roobabkii ka daโ€™ay magaalada ay saameyn ku yeesheen dhaq dhaqaaqii ganacsi ee magaalada.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฌ๐š๐Ÿ๐š๐ซ ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐จ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐š๐ฆ๐›๐š๐›๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐ญ๐š๐ซ

August 26, 2026
Qunsulka Safaaradda Soomaliya ee Talyaaniga oo ka warbixiyay Khasaaraha dooni ku qalibantay xeebaha Talyaaniga

Qunsulka Safaaradda Soomaliya ee Talyaaniga oo ka warbixiyay Khasaaraha dooni ku qalibantay xeebaha Talyaaniga

August 26, 2026

โ€œWaxaa da’ay roob aad u lixaad weyn xiliyadii lasoo dhaafay. magaaladiina wey kala xirantay hadeey ahaan laheeyd dhinaca isku socadka dadka iyo gaadiidka, waxaa kaloo istaagay ganacsigii balaarnaa ee ka socday magaalada Gaalkacyo oo ah magaalo ku hormartay xagga ganacsiga, Raxmadda ilaaheeybaan uga mahad naqeeynaa laakiin waa arin naga baaxad weyn ka degma ahaan, waxay u baahantahay gurmad farabadan in la sameeyoโ€ ayuu yiri Guddoomiye Bile Diini

Guddoomiyaha degmada Gaalkacyo Bile Diini Cali ayaa ku baaqay in shacabka loo gurmado, maadaama meelaha qaar ay biyaha ka sare mareen guryaha ay dadku dagenaayeen,

โ€œAnigoo ku hadlaya magaca shacabka magaalada Gaalkacyo waxaan baaq hawada u marsiinayaa dowladda Fedaraalka Soomaaliya iyo Hay’addaha samafalka waad ujeedaan guryihii shacabka waxaa qaaday biyo, qaarkoodna biyihii ay ka sare mareen sidaa awgeed musqulaha wixii ku jiray oo qashin ahaa banaanka ayeey usoo baxeen halkaas waxaa ka imaan kara dhibaato aad u lixaad weeyn, marka waxaan codsaneeynaa in gacan nalaga siiyo sidii wax looga qaban lahaaโ€ ayuu markale hadalkiisa ku daray Bile Diini.

Previous Post

Madaxa Hayโ€™adda UNHCR Antonio Guters oo booqday xeryaha qaxootiga ee Dhabaab “SAWIRRO”

Next Post

Raโ€™iisul wasaare Cumar Cabdirashiid oo Baarlamaanka u qeybiyay qorshe howleedka Xukuumadda โ€œSAWIRROโ€

Next Post
Raโ€™iisul wasaare Cumar Cabdirashiid oo Baarlamaanka u qeybiyay qorshe howleedka Xukuumadda โ€œSAWIRROโ€

Raโ€™iisul wasaare Cumar Cabdirashiid oo Baarlamaanka u qeybiyay qorshe howleedka Xukuumadda โ€œSAWIRROโ€

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฌ๐š๐Ÿ๐š๐ซ ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐จ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐š๐ฆ๐›๐š๐›๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐ญ๐š๐ซ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฌ๐š๐Ÿ๐š๐ซ ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐จ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐š๐ฆ๐›๐š๐›๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐ญ๐š๐ซ

August 26, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Qatar, kadib casuumaad...

Qunsulka Safaaradda Soomaliya ee Talyaaniga oo ka warbixiyay Khasaaraha dooni ku qalibantay xeebaha Talyaaniga

Qunsulka Safaaradda Soomaliya ee Talyaaniga oo ka warbixiyay Khasaaraha dooni ku qalibantay xeebaha Talyaaniga

August 26, 2026
0

Doontaan oo ay saarnaayeen 55 Muhaajiriin ah oo u badnaa Soomaali oo ay ku jireen Mudaaniin u dhashay dalka Masar...

Hayโ€™adda Qaxootiga Qaranka oo Nairobi ku qabatay shir looga hadlayay wax u qabashada dadka dalka dib loogu soo celiyo.

Hayโ€™adda Qaxootiga Qaranka oo Nairobi ku qabatay shir looga hadlayay wax u qabashada dadka dalka dib loogu soo celiyo.

August 26, 2026
0

Waxaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya ka qabsoomay kulan lagu daah-furayay mashruuca CAPSOM II, kaas oo diiradda lagu saaray...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada oo kormeeray Xarunta Machadka Tababarrada Beladweyne

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada oo kormeeray Xarunta Machadka Tababarrada Beladweyne

August 26, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Hirshabeelle, Mudane Nuur Xasan Muuse (Jaake), ayaa maanta kormeer shaqo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In