Monday, April 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gaalkacyo: Baaq loo jeediyay dowladda Federaalka iyo hay’adaha samafalka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Shir looga hadlayay amniga oo lagu qabtay Gaalkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Roobab xoogan oo todobaadyadii u danbeeyay ka da’ayay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa saameeyn ku yeeshay isu socadkii iyo dhaq dhaqaaqii ganacsi ee ka jiray qeybo ka mid xaafadaha magaalada Gaalkacyo.

Guddoomiyaha degmada Gaalkacyo Bile Diini Cali ayaa tilmaamay in roobabkii ka da’ay magaalada ay saameyn ku yeesheen dhaq dhaqaaqii ganacsi ee magaalada.

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026

“Waxaa da’ay roob aad u lixaad weyn xiliyadii lasoo dhaafay. magaaladiina wey kala xirantay hadeey ahaan laheeyd dhinaca isku socadka dadka iyo gaadiidka, waxaa kaloo istaagay ganacsigii balaarnaa ee ka socday magaalada Gaalkacyo oo ah magaalo ku hormartay xagga ganacsiga, Raxmadda ilaaheeybaan uga mahad naqeeynaa laakiin waa arin naga baaxad weyn ka degma ahaan, waxay u baahantahay gurmad farabadan in la sameeyo” ayuu yiri Guddoomiye Bile Diini

Guddoomiyaha degmada Gaalkacyo Bile Diini Cali ayaa ku baaqay in shacabka loo gurmado, maadaama meelaha qaar ay biyaha ka sare mareen guryaha ay dadku dagenaayeen,

“Anigoo ku hadlaya magaca shacabka magaalada Gaalkacyo waxaan baaq hawada u marsiinayaa dowladda Fedaraalka Soomaaliya iyo Hay’addaha samafalka waad ujeedaan guryihii shacabka waxaa qaaday biyo, qaarkoodna biyihii ay ka sare mareen sidaa awgeed musqulaha wixii ku jiray oo qashin ahaa banaanka ayeey usoo baxeen halkaas waxaa ka imaan kara dhibaato aad u lixaad weeyn, marka waxaan codsaneeynaa in gacan nalaga siiyo sidii wax looga qaban lahaa” ayuu markale hadalkiisa ku daray Bile Diini.

Previous Post

Madaxa Hay’adda UNHCR Antonio Guters oo booqday xeryaha qaxootiga ee Dhabaab “SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid oo Baarlamaanka u qeybiyay qorshe howleedka Xukuumadda “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid oo Baarlamaanka u qeybiyay qorshe howleedka Xukuumadda “SAWIRRO”

Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid oo Baarlamaanka u qeybiyay qorshe howleedka Xukuumadda “SAWIRRO”

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026
0

Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...

Midowga Africa oo si adag  uga horyimi Safiirka Israa’iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland

Midowga Africa oo si adag uga horyimi Safiirka Israa’iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland

April 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Midowga Afrika ayaa si adag uga horyimid safiirka ay Israa'iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland,tallaabadaas oo dhalisay hadal-hayn siyaasadeed...

Wasiirka Gaashaandhigga oo xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda midkii hore

Wasiirka Gaashaandhigga oo xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda midkii hore

April 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda, Mudane Yuusuf Cali...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In