Saturday, June 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Musharax Maxamed Cilmi Mideeye oo lagu soo dhaweeyay Cadaado “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Musharax Maxamed Cilmi Mideeye oo lagu soo dhaweeyay Cadaado “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxamed Cilmi Afrax “Mideeye” oo ka mid ah musharaxiinta u taagan qabashada xilka madaxtinimada goboladda dhexe ee dalka gaar ahaan Maamulka Gobollada Mudug iyo Galgaduud ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud.

Munaasabad lagu soo dhaweynayay Maxamed Cilmi Afrax Mideeya oo ay ka qeyb galeen qeybaha kala duwan ee bulshada oo sitay boorar ay ku taageerayaan musharaxa ayaa ka dhacay afaafka hore ee magaalada Cadaado, halkaasi oo si saf mareen ah ugu gacan qaaday intii ka qeyb qaadatay soo dhaweyntiisa.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax Dhigay Taalada Dhagax-tuur

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax Dhigay Taalada Dhagax-tuur

June 26, 2026
Madaxweynaha Burkina Faso, oo warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

Madaxweynaha Burkina Faso, oo warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

June 26, 2026

Sidoo kale soo dhaweynta musharaxa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka, iyadoo ay la socdeen.

Ugu dambeyntii Musharax Maxamed Cilmi Afrax “Mideeye” ayaa uga mahadceliyay maamulka iyo shacabka ku nool magaalada Cadaado sida diiran ay u soo dhaweeyeen, waxaana uu u balan qaaday in haddii uu ku guuleysto xilka uu u taaganyahay in uu si cadaalad ah ugu adeegi doono dhamaan bulshada Gobollada dhexe,

Maxamed Cilmi Afrax Mideeye ayaa waxaa socdaalkiisa ku wehliyay Xildhibaanno iyo mas’uuliyiin kale.

79 126 510 19090000

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Wasiirrada Maalliyadda,Garsoorka,Warfaafinta,Qorsheynta,Awqaafta,Boostada Iyo Isgaarsiinta Oo Su’aallo La Weeydiiyey

Next Post
Wasiirrada  Maalliyadda,Garsoorka,Warfaafinta,Qorsheynta,Awqaafta,Boostada Iyo Isgaarsiinta Oo Su’aallo La Weeydiiyey

Wasiirrada Maalliyadda,Garsoorka,Warfaafinta,Qorsheynta,Awqaafta,Boostada Iyo Isgaarsiinta Oo Su'aallo La Weeydiiyey

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax Dhigay Taalada Dhagax-tuur

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax Dhigay Taalada Dhagax-tuur

June 26, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya maamuuska halyeeyadii naf u huray soo dhicinta gobanimada dalkeenna...

Madaxweynaha Burkina Faso, oo warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

Madaxweynaha Burkina Faso, oo warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

June 26, 2026
0

Danjiraha JFS ee dalka South Sudan, isla markaana ah Danjiraha Ma-degenaha ah ee Soomaaliya ee Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay xuska 66-sano guurada xornimadii Gobolada Waqooyi ee Dalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay xuska 66-sano guurada xornimadii Gobolada Waqooyi ee Dalka

June 26, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qayb galay munaasabad ballaaran oo lagu maamuusay 66 sano...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qeybgalay xuska 66-sano guurada xornimadii Gobolada Waqooyi ee Dalka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qeybgalay xuska 66-sano guurada xornimadii Gobolada Waqooyi ee Dalka

June 26, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa isaga oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb, hambalyo iyo bogaadin...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In