Saturday, September 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Horumarinta dhaqaalaha caasimadda oo laga shiray

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Xoojinta amniga degmada Xamarweyne oo laga shiray “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan oo looga hadlayay sidii loo horumarin karo dhaqaalaha maqaalada Muqdisho,  isla markaan ay ka qeyb galeen mas’uliyiin ka tirsan maamulka gobalka Banaadir, xubno ka socday ganacasada iyo qeybaha bulshada ayaa lagu qabtay Muqdisho.

C/qaadir Muxiyadiin Dalxa  wakiilka dowladda Hoose ee Xamar u qaabilsan horumarinta dhaqaalaha ayaa sheegay in kulankan ay ugu talagaleen in warbixintaas ay la tashi kala sameeyaan   ganacasada iyo qeybaha bulshada.

Related posts

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026

“Kulanka waxaan ugu talgalay in aan ku soo bandhigno warbixin ama xog`uruurin laga sameyay maqaalada Muqdisho kuna saabsan  xaaladaha dhaqaalaha  ee Caasimada, taaso qeyba ka ah shaqooyinkii  dowlada hoose ay waday ee ku sabsnaa hormarinta dhaqaalaha gudaha maqalada Muqdish” ayuu yiri Dalxa.

Ku-simaha guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna guddoomiye ku-xigeenka dhinca maamulka iyo maaliyada mudane Ismaaciil Maclin Cabdi Guure  oo isna kulankaas ka hadley ayaa sheegay in maamulka gobalka banaadir uu wada qorsha lagu nidaaminyo ganacsiga maqaalada Muqdisho.

“Waa wax aan u socono in aan xalino dowlad wanaagana aan dadkani  baro arintaasi been in aan isku sheego maha, dowladda dadka ay u adeegtaa, qof Ummadda dhibaayo uu dowlada magaceeda ku dhibaayo waan ka qabaneynaa, dowladda waxa ay u taagan tahay in ganacsiga uu kobco, ruux kasto uu ganacsi sameeynayo in uu kobco inta aad  sheegteen ubaa warbxinta lagu soo bandhigay” ayuu yiri Ku-simaha guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

Previous Post

Wasiirrada Maalliyadda,Garsoorka,Warfaafinta,Qorsheynta,Awqaafta,Boostada Iyo Isgaarsiinta Oo Su’aallo La Weeydiiyey

Next Post

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo Qatar uga qayb galaya shir caalami ah{SAWIRRO}

Next Post
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo Qatar uga qayb galaya shir caalami ah{SAWIRRO}

Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya oo Qatar uga qayb galaya shir caalami ah{SAWIRRO}

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐞 𝐨𝐨 𝐢𝐬𝐥𝐚 𝐗𝐢𝐬𝐚𝐚𝐛𝐭𝐚𝐧 𝐋𝐚 𝐒𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐅𝐞𝐝𝐞𝐫𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐞 𝐨𝐨 𝐢𝐬𝐥𝐚 𝐗𝐢𝐬𝐚𝐚𝐛𝐭𝐚𝐧 𝐋𝐚 𝐒𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐅𝐞𝐝𝐞𝐫𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa la xisaabtan iyo qiimeyn ku sameeyay Wasiirada Xukuumadda Dan Qaran....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In