R/W Xamsa oo la saxiixday15 Wasiir Ballanqaadka Xukuumadda iyo qiimeynta Waxqabadkii 4tii bilood ee la soo dhaafay
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa la saxiixday 15 kamid ah Golaha Wasiirrada Ballanqaadka,qiimeynta Waxqabadka...