Thursday, July 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka amniga iyo taliyaha booliska oo maanta u safray dalka Djibouti

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka amniga iyo taliyaha booliska oo maanta u safray dalka Djibouti
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka amniga gudaha mudane C/risaaq Cumar Maxamed iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo guuto Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta u amba baxay magaalada Jibuuti ee Xarunta dalka Jibuuti, waxaana tababar ay ugu soo xiri doonaan dalkaasi Ciidamo Boliis ah oo tababar halkaasi uga socdo.

Wasiirka iyo Taliyaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Caalamiga ah magaalada Muqdisho ee Aadan Cadde ku sii sagootiyay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.

Related posts

Shaqsiyaadkii kaalinta muuqata ka qaatay xuska Toddobaadka Xorriyadda oo xaflad loo qabta

Shaqsiyaadkii kaalinta muuqata ka qaatay xuska Toddobaadka Xorriyadda oo xaflad loo qabta

July 8, 2026
IGAD oo Dardargelinaysa Taageerada Ansixinta iyo Dhaqan-gelinta Heshiiska Xorriyadda Isu-socodka Dadka ee Soomaaliya

IGAD oo Dardargelinaysa Taageerada Ansixinta iyo Dhaqan-gelinta Heshiiska Xorriyadda Isu-socodka Dadka ee Soomaaliya

July 8, 2026

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sareeyo guuto Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa Warbaahinta Qaranka ugu warbixiyay safarka maanta ay ugu ambabaxeen Dalka Jibuuti, isagoo sheegau in halkaasi ay u aadayaan arrimo la xiriira dib u dhiska iyo horumarinta Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo ay ka mid tahay in Tababar ay ugu soo xiraan dalkaasi ciidamo ka tirsan Boliiska oo tababar halkaasi uu ugu socday.

“Waxaan ugu soconaa Jibuuti tababar in aan u soo xirno ciidamo ka tirsan Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo tababar oo tababar wadankaasi uu ugu soconayo muddo, waxaana u taaganahay dhismaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, oo horsed u ah xoojinta sugida Ammaanka”

Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa wada dadaalo lagu doonayo in dib u dhis iyo tayeenba lagu sameeyo Ciidanka, iyadoo Taliyaha Boliiska Sareeyo Guuto Maxamed Sheekh Xasan Xaamud Maalin Ka Hor uu ka hor sheegay Ciidamada in ay helayaan tababaro kor loogu qaadayo aqoonta ciidanka oo dal iyo dibba isugu jirta, taasi oo qeyb ka ah dib u dhiska.

Previous Post

Nikolas Kay oo dowladda ku ammaanay horumarka ay ka gaartay dhinacyada Siyaadda iyo amniga

Next Post

kulan lagu taageerayay la dagaalanka Kooxda Al shabaab oo C/casiis lagu qabtay

Next Post
kulan lagu taageerayay la dagaalanka Kooxda Al shabaab oo C/casiis lagu qabtay

kulan lagu taageerayay la dagaalanka Kooxda Al shabaab oo C/casiis lagu qabtay

Shaqsiyaadkii kaalinta muuqata ka qaatay xuska Toddobaadka Xorriyadda oo xaflad loo qabta

Shaqsiyaadkii kaalinta muuqata ka qaatay xuska Toddobaadka Xorriyadda oo xaflad loo qabta

July 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa xaflad abaalmarin iyo maamuus ah u qabtay haldooradii...

IGAD oo Dardargelinaysa Taageerada Ansixinta iyo Dhaqan-gelinta Heshiiska Xorriyadda Isu-socodka Dadka ee Soomaaliya

IGAD oo Dardargelinaysa Taageerada Ansixinta iyo Dhaqan-gelinta Heshiiska Xorriyadda Isu-socodka Dadka ee Soomaaliya

July 8, 2026
0

Urur-goboleedka Iskaashiga Horumarinta Bariga Afrika (IGAD) ayaa Arbacadii sii xoojiyey dadaallada uu ku taageerayo Soomaaliya sidii loo dardargelin lahaa ansixinta...

DAAWO SAWIRRADA: Howlgalkii Ciidanka Ay Kula Wareegeen Kuntuwaareey Iyo Carruur Ay Soo Furteen

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaariijta

July 8, 2026
0

Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Ciidamada Ammaanka Jubbaland, ayaa waaberigii maanta howlgal ka dhan ah maleeshiyaadka...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo Taliyaha CXDS oo kormeeray Dugsiga Tababarka Qorilow

Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo Taliyaha CXDS oo kormeeray Dugsiga Tababarka Qorilow

July 8, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In