Saturday, February 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Roobabkii ka da’ay Caasimadda oo saameyn ku yeeshay qoysas danyar ah

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Roobabkii ka da’ay Caasimadda oo saameyn ku yeeshay qoysas danyar ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Roobabka oo ah xiliga Guโ€™ga, ayaa bilowdey aroortii hore ee saaka, waxa uuna ahaa Roob aad u xoog badan, waxa ay aheyd marxalad loo baahnaa Roobka laakin, saameynย  ballaaran ayuu ku yeeshay dadka danta yar, Ganacsiga caasimadda, usu socodka Gaadiidka nooc walba, waxaa jira in meelaha qaarna uu ka geystay khasaare ballaaran.

Qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir, waxaa ku nool dad barakacayaal ah oo meelo kala duwan ka yimid, waxaa ka mid ah dadka ka soo laabtay dalka Yemen, inkastoo dadkaasi qaar loo sameeyey dib u dajin welina dadaalkaasi uu socda.

Related posts

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ g๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐†๐š๐ฅ๐ฆ๐ฎ๐๐ฎ๐  ๐ฌ๐ข ๐ฎ๐ฎ u x๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ฆ๐š๐๐ค๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š

February 27, 2026
Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

February 27, 2026

Degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir qoysas danya ah oo ku nool ayuuย  khasaare u geystay Roobka, waxaana wararku ay sheegayaanย  in laba qof ay ku dhinteen mid ka mid ahna dadkaasi uu yahay Ilmo yar, dadka ku nool Kaamamka ayaa iyaguna qaba dhibta uu sababay Roobka Muqdisho ka daโ€™ay, kuwaas oo qaarkood uu ka dumay guryahii ay degnaayeen oo ka sameysnaa Cooshado iyo Baakado.

Degmooyinka Hodan iyo Warta-Nabadda ayaa lagu soo waramayaa in khasaare uu u geystay Roobka dad danyar ah oo aanan awoodin xilligaan in ay sameystaan guryo ay ka galaan Dhibicda Roobka ee xoogga iyo Dabeysha wadata.

Ganacsiga iyo Gaadiidka dadweynaha ayaa muddo saacado badan hakad gelay maanta kaddib markii ay daadad buux dhaafiyeen waddooyinka magaalada Muqdisho, iyadoo la arkayay dadka qaarkood oo xaafadahooda ku sameysanaya biyo-xireeno si aysan guryaha ugu gudbin daadka ka dhashay Roobka Muqdisho ka daโ€™aay saacadihii la soo dhaafay.

Dadka qaar ayaa codsaday in gurmad loo fidiyo, maadaama ay deganyihiin guryo ka sameysan cowshado iyo baco, waxaana qoysaska barakacayaashu ay xilligan u muuqdaan kuwa ay soo wajahday xaalado adag oo xagga nolosha ah.

Dhanka kale roobab mahiigaan ah ayaa saaka ka bilowday magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose, iyadoo qaar ka mid ah qoysaska danyarta ah ay codsadeen in ilgaar ah lagu eego.

Previous Post

Mas’uuliyiin bukaanno Soomaaliyeed ku booqday isbitaal ku yaalla Qatar “SAWIRRO”

Next Post

Siminaar loo furay qaar ka tirsan shaqaalaha Wasaaradaha Maamulka K/galbeed ee dalka

Next Post
Siminaar loo furay qaar ka tirsan shaqaalaha Wasaaradaha Maamulka K/galbeed ee dalka

Siminaar loo furay qaar ka tirsan shaqaalaha Wasaaradaha Maamulka K/galbeed ee dalka

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ g๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐†๐š๐ฅ๐ฆ๐ฎ๐๐ฎ๐  ๐ฌ๐ข ๐ฎ๐ฎ u x๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ฆ๐š๐๐ค๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ g๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐†๐š๐ฅ๐ฆ๐ฎ๐๐ฎ๐  ๐ฌ๐ข ๐ฎ๐ฎ u x๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ฆ๐š๐๐ค๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š

February 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Galmudug, si uu...

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

February 27, 2026
0

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS Mudane Cali Maxamed Cumar ayaa Magaalada Jiddah uga kulan looga hadlaayay qodobbo dhowr ah oo...

Afur Diblomaasiyadeed: โ€œHorumarka Soomaaliyaโ€.

Afur Diblomaasiyadeed: โ€œHorumarka Soomaaliyaโ€.

February 27, 2026
0

Iyadoo la qaadanayo hal-ku-dhigga โ€œHorumarka Soomaaliyaโ€, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa martigeliyay Afur heer...

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka โ€SAWIRROโ€

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka โ€SAWIRROโ€

February 27, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In