Thursday, September 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Waxbarashada ee K/galbeed oo shaacisay xilliga la gelayo imtixaanka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Wasiiro ka tirsan Koofur Galbeed oo kormeeray xero ciidan{SAWIRRO}
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Waxbarashada Maamulka Koonfugalbeed ee dalka ayaa shaacisay xilliga la qaadayo imtixaanka shahaadiga ah kaddib kulamo wada tashi ah oo ay la yeesheen mas’uuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Wasiirka Waxbarashada iyo bar baarinta Maamulka Koonfur galbeed ee Soomaaliya Maxamed-nuur Cali Caliyow oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Muqdisho uu dhawaan kulan kula qaatay Madaxda Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee xukuumadda Soomaaliya, waxaana uu waalidiinta ka codsaday in carruurta Soomaaliyeed ay u ogolaadaan ka qeyb galka imtixaanka midka ah ee ardayda laga qaadayo.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026

“Waxaa la joogaa sanad dugsiyeedka 2014-2015, waxaan dhawaan socdaal kaga soo laabtay Muqdisho, halkaasi oo aan ku wada kulanay Madaxda Wasaaradda Waxbarashada, waxaana isku afgaranay in imtixaan mid ah laga qaado ardayda dhigata dugsiyada sare ee ku yaalla bartamaha iyo koonfurta Soomaaliya, si loo helo hal shahaaddo, waxaana la galayaa 13-ka bisha lixaad ee sanadkan” ayuu yiri Maxamed-nuur.

Previous Post

Wasiir Maareeye oo shir guddoomiyay kulanka todobaadka ee xiriirka dowladda “SAWIRRO”

Next Post

Wasiir Maareeye “Waxaan Yemen u direynaa Markab soo qaado muwaadiinta ku xaniban Dalkaasi” SAWIRRO

Next Post
Wasiir Maareeye “Waxaan Yemen u direynaa Markab soo qaado muwaadiinta ku xaniban Dalkaasi” SAWIRRO

Wasiir Maareeye “Waxaan Yemen u direynaa Markab soo qaado muwaadiinta ku xaniban Dalkaasi” SAWIRRO

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
0

Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026
0

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In