Monday, August 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

War Deg Deg ah:Ciidamada Xoogga Dalka Oo la Wareegay Tooratooroow.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka, Xulashada
0
Duqii degmada Afgooye oo Miino loo aasay u geeriyooday
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Xalay weerar ku qaaday Deegaanka lagu magacaabo Tooratoorow oo hoostaga gobalka Shabeelaha Hoose halkaas oo ay hore dadka ugu dhibaateyn jireen maleeshiyaadka Ururka Gummaadka Umadda Soomaaliyeed ee Ugus.

Abbaanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jen C.rasaaq Khaliif Cilmi oo la hadlay Radio muqdisho ayaa sheegay in ciidamada ay xalay galeen deegaankaasi iyaga oo aan la kulmin wax iska caabin ah, isla markana hadda lagu howlanyahay baaris lagu sameynayo xaafadaha si looga hortago in ay bulshada ku dhex-dhuuntaan kooxaha dhagarqabayaasha Ugus.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka cusub ee UNDP Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka cusub ee UNDP Soomaaliya

August 24, 2026
Maxkamadda Sare oo laashay natiijadii doorashada Galmudug

Maxkamadda Sare oo laashay natiijadii doorashada Galmudug

August 24, 2026

Jen C.rasaaq ayaa sheegay in ciidamada ay deegaankaasi ku soo dhaweeyeen dadka deegaanka isagoo sheegay in Salagle iyo meelaha ay ku harsanyihiin si dag dag ah ay ciidamadu u gaari doonaan.

Deegaankan ayaa istiraatiiji ah u howlgalka maleeshiyaadka Ugus looga sifiyenayo deegnada farakutiriska ah ee ay kaga harsanyihiin gobalka shabeellaha Hoose isaga oo sidoo kalana marin muhiim ah oo ay isaga kala gooshaan u ahaa kooxaha argagixisada iyo kuwa ajaanibta ah ee ka barbar dagaalama.

Howlgalka ay ciidamada Xoogga kula wareegeen Deegaanka Tooratoorow ee gobalka Sh.Hoose waxaa sidoo kale Qeyb ka ahaa Ciidamada nabad ilaalinta midowga Afrika Ee AMISOM.

Previous Post

Gudoomiyaha Galgaduud oo ka hadlay dagaalka gobolkaas ka dhacay

Next Post

Ra’iisul Wasaaraha oo xalay kulan kula qaatay Cadaado ururrada haweenka 

Next Post
Ra’iisul Wasaaraha oo xalay kulan kula qaatay Cadaado ururrada haweenka 

Ra’iisul Wasaaraha oo xalay kulan kula qaatay Cadaado ururrada haweenka 

Guddoomiyaha SoDMA oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka cusub ee UNDP Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka cusub ee UNDP Soomaaliya

August 24, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka cusub ee UNDP Soomaaliya,...

Maxkamadda Sare oo laashay natiijadii doorashada Galmudug

Maxkamadda Sare oo laashay natiijadii doorashada Galmudug

August 24, 2026
0

Maxkamadda Sare ee Dalka ayaa laashay natiijadii doorashadii golayaasha deegaanka iyo wakiillada Galmudug, sida uu ku dhawaaqay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare,...

Madaxweynaha JFS oo kulan dhiirrigelin ah la qaatay ardaydii Kaalmaha hore ka galay Imtixaanka Fasalka 12-aad

August 24, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan dhiirrigelin iyo bogaadin ah la qaatay 10-kii arday ee kaalmaha...

R/W Xamsa “Aqoonta la baranaayo iyo baahida suuqa taalo waa inay is daboolaan”.

R/W Xamsa “Aqoonta la baranaayo iyo baahida suuqa taalo waa inay is daboolaan”.

August 24, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb-galay munaasabad Shahaadooyin lagu guddoonsiinayey Arday dhamaysatay Daraasaadka Sare...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In