Tuesday, September 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaadista imtixaan mid ah oo laga taageeray Gobolka Banaadir “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Qaadista imtixaan mid ah oo laga taageeray Gobolka Banaadir “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Waxbarashada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb gashay munaasabad lagu soo dhoweynayay go’aanka Wasaaradda ee ah qaadista imtixaanaadka mideysan ee dugsiga sare dalka.

Munaasabadan oo ay  soo qaban qaabiyeen  maamulka gobolka Banaadir,  ururka haweenka Qaranka, kan gobolka oo kaashanaya Wasaaradda waxbarashada ayaa lagu qabtay degmada Waaberi ee gobolka Banaadir, ayadoo ay goob joog ahaayeen Wasiirka waxbarashada iyo mas’uuliyiin kale.

Related posts

𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐭𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐧𝐳𝐚𝐧𝐢𝐚

𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐭𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐧𝐳𝐚𝐧𝐢𝐚

August 31, 2026
Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

August 31, 2026

Munaasabadan oo lagu daahfuray degmooyinka Xamar Jajab iyo Waaberi ayaa intii ay socotay fanaaniinta kooxda Iftin ee Wasaaradda waxbarashada waxa ay goobta ku soo bandhigeen suugaan ay ku cabirayeen qiimaha waxbarashada ay u leeyahay bulshada Soomaaliyeed iyo dhibaatada uu leeyahay jahliga.

Amaal Cabdullaahi Axmed  oo kamid aheyd ardayda  wax ka barata iskuulka Al-Basiir oo ay wax ka bartaan dadka araga la’  ayaa  ka codsatay Madaxda Wasaaradda waxbarshada in ay il gaar ah  ku eegaan  dadka araga la’ ayna u sameeyaan goobo ay wax ku bartaan.

Guddoomiyaha degmada Waaberi Axmed Muumin Maxamed  oo ka hadlay goobta ayaa sheegay  in ka maamul ahaan ay soo dhaweynayaan imtixaanka mideysan ee ka bilaabanaya dugsiyada sare ee bartamaha iyo koonfurta dalka, ayna ka degmo ahaan ka qeyb qaadanayaan dhankooda.

Guddoomiyaha ururka haweenka gobolka Banaadir Jawaahir Baar qab   iyo Guddoomiye ku-xigeenka ururka haweenka Qaranka  Canab Xasan Cilmi oo ka hadlay munaasabada ayaa si wada jir ah u soo dhaweeyay munaasabada lagu daahfurayo taageeridda imtixaanka mideysan ee ka bilaabanaya  dugsiyada sare ee dalka.

Gudoomiye ku-xigeenka howlaha guud ee gobolka Banaadir Cabdicasiis  Cilmi Cali ayaa sheegay maamulka gobolka Banaadir  uu garab taaganyahay howlaha lagu dar dargelinayo in imtixaan mideysan laga qaado ardayda dugsida sare ee gobollada dalka.

Wasiirka  waxbarashada, Hidaha  iyo Tacliinta sare   Qadro Bashiir Cali  oo gabagabadii munaasabada ka hadashay ayaa sheegtay in ay wax weyn ka qaban doonto mideynta manhajka waxbarashada Soomaaliya,  isla markaana ay ka shaqeyn doonto sidii ubadka Soomaaliyeed ay u heli lahaayeen waxbarsho lacag la’aan ah, taasi oo ay ka faa’iideysanayaan carruurta aan waalidiintooda awoodin inay geeyaan xarumaha waxbarashad ee sida gaarka ah loo leeyahay.

DSCN3440  DSCN3450 DSCN3455 DSCN3460 DSCN3465 DSCN3468 DSCN3473 DSCN3475 DSCN3476 DSCN3479 

 DSCN3483 DSCN3484 DSCN3488 DSCN3516

Sawir Qaade:- Muuse Cismaan Abtow

Previous Post

Qaramada Midoobay oo soo dhaweysay bilowga wejiga labaad e shirka Cadaado ka socda

Next Post

Dhaqaatiir balan qaaday inay adeegyo caafimaad u fidinayaan muwaadiniinta Yemen ka imaaneysa

Next Post
Kenya oo markale bilaabaysa dib u soo celinta Qaxootiga Soomaaliyeed ee Xeryaha Dhadhaab ku jira

Dhaqaatiir balan qaaday inay adeegyo caafimaad u fidinayaan muwaadiniinta Yemen ka imaaneysa

𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐭𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐧𝐳𝐚𝐧𝐢𝐚

𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐭𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐧𝐳𝐚𝐧𝐢𝐚

August 31, 2026
0

Wafdi ka socda Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Xirsi Jaamac Gaani, ayaa...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

August 31, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Belgrade...

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

August 31, 2026
0

Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Carruurta ee Aqalka Sare ee BJFS, ayaa maanta yeeshay kulankoodii...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

August 31, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa xarunta Wasaaradda ee Muqdisho ku qaabilay Safiirka cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In