Thursday, March 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaarada waxbarshada Soomaaliya oo digniin u dirtay daladaha waxbarashada

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga Soomaaliya oo walaac  ka muujineysaa tahriibka iyo socdaalka sharci darada oo ay ku kacaan dhalinyarada Soomaaliyeed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ka dib markii maalmihii la soo dhaafay ay soo baxayeen dhaliilo badan oo ka imaanaya dhanka daladaha waxbarashada isla markaana wasaarada waxbarashada ku dhaliilaya in habka ay dooneyso in imtixaan mideysan looga qaado ardada dhigatay dugsiyada sare ee bartamaha iyo koofurta dalka uusan ahayn mid daladaha ay kala tashatay ayaa waxaa arintaa gaashaanka u daruuray oo hadal la iska yiri ku tilmaamay wasaarada waxbarshada xukuumadda federaalka Soomaaliya .

Agaasimaha guud ee wasaaradaasi mudane Maxamed Cabdulqaadir Nuur ayaa waxaa uu sheegay in mudo sadax sano ah ay wasaarada iyo daladuhu ka wada shaqeynayeen suura galnimada in la qaado imtixaan mideysan ayna ku heshiiyeen hadalka daladaha ka soo yeeray ayuuna ku tilmaamay mid marin habaabin ah.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Dastuurka XFS oo soo saartay Bayaan Dadweyne

March 5, 2026
Wasiirka Dekedaha oo ka mahadceliyey ansixinta heshiiska FAL 1965 

Wasiirka Dekedaha oo ka mahadceliyey ansixinta heshiiska FAL 1965 

March 5, 2026

“Su’aasha ah wasaarada iyo daladaha waxba iskuma ogeyn way isku ogayeen labo maraa heshiis dhacay qoraal ah marna la saxiixay marna gudi llagu heshiiyoo la soo saaraa dhacay oo sadax iyo toban qodob ka kooban  iyo gudigu howshuu qabtay in joogay uusan kala tagu dhicin  barnaamijyadii gudigu lagu shaqeyn lahaayeen sameestay iyo xeerarkii kuli waa la samestay  marka waxaan rabaa taqriiban in aan intaas ku soo koobo”ayuu yiri agaasimaha .

Wasiir ku xigeenka wasaarada waxbarshada mudane Xaamud Cali Xasan oo isna ka hadlay arintaan ayaa waxaa digniin u diray mas’uuliyiinta daladaha ee dayaacayadaha ka fidinaya dowladda waxaana uu u soo jeediyay in ay wasaarada kala shaqeeyaan qabsoomida imtixaanka oo 13 bishaan loo madalsan yahay in la qabto.

“Hugaamiye kooxeedyada waxbarasho ama hugaamiye kooxeedyada qalinka waxaan u sheegeynaa in ay iyaguna socon doonaan oo ay u dhama doonto waayo maanta ifbaa baxayo iftiinbaa noo baxaya in bur burkii laga soo kabanayaa muuqata  cid walba oo aqoon yahan iyo wax garad ah wuu arkayaa marka waxaan rabnaa in aan la is dacaayadeyn suuqaqa dacaayadaha ku jira  ambalaasyaa la keenayaa  xalanaa imtixaan lagu qaadayaa  ardaybaa la laayay waxyaabo badanoo waxaasoo dhan wax jira ma jiro .

 

Previous Post

Wasaaradda macdanta oo beenisay qoraal lagu daabacay Website-ka Bloomberg

Next Post

Wafdi uu hogaaminayo safiirka Jabuuti oo gaaray Beledweyne

Next Post
Wafdi uu hogaaminayo safiirka Jabuuti oo gaaray Beledweyne

Wafdi uu hogaaminayo safiirka Jabuuti oo gaaray Beledweyne

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Dastuurka XFS oo soo saartay Bayaan Dadweyne

March 5, 2026
0

𝐁𝐀𝐘𝐀𝐀𝐍 𝐃𝐀𝐃𝐖𝐄𝐘𝐍𝐄 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐝𝐝𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐚𝐬𝐭𝐮𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐉𝐅𝐒 𝐊𝐮 𝐒𝐚𝐚𝐛𝐬𝐚𝐧 𝐀𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐃𝐚𝐬𝐭𝐮𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐅𝐞𝐝𝐞𝐫𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha...

Wasiirka Dekedaha oo ka mahadceliyey ansixinta heshiiska FAL 1965 

Wasiirka Dekedaha oo ka mahadceliyey ansixinta heshiiska FAL 1965 

March 5, 2026
0

Muqdisho, 05 Maarso 2026 – Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Soomaaliya ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur,...

Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

March 5, 2026
0

Muqdisho, Khamiis, 05 Maarso 2026 – Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, kaas...

Wasaaradda Warfaafinta oo soo dhaweysay Ansixinta  dhammeystirka Dastuurka JFS 

Wasaaradda Warfaafinta oo soo dhaweysay Ansixinta  dhammeystirka Dastuurka JFS 

March 5, 2026
0

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya ayaa si diirran u soo dhoweysay ansixinta ay Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku meel mariyeen...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In