Saturday, May 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Markabkii dowladda u dirtay Yemen oo ku xirtay dekadda Mukallah

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Markabkii dowladda u dirtay Yemen oo ku xirtay dekadda Mukallah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Markabkii dowladda Soomaaliya u dirtay dalka Yemen si loogu soo daabulo qaxootiga Soomaaliyeed ee halkaasi ku xaniban ayaaa ku xirtay dekadda magaaalada Mukallah  ee dalkaasi.

Qunsulka Soomaaliya ee Cadan Axmed Suudaani oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in dekadda magaalada Mukallah ay si nabad ah ku gaareen aroortii hore ee saaka, isagoo xusay in muddo lix cisho ah ay ku jireen badda, haddana ay diyaarinayaan dadkii ay halkaasi ka soo qaadi lahaayeen.

Related posts

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarradii ka dhacay dalka Kuwait

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarradii ka dhacay dalka Kuwait

May 30, 2026
Ciidamada ammaanka oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka wada gudaha magaalada Gaalkacyo

Ciidamada ammaanka oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka wada gudaha magaalada Gaalkacyo

May 30, 2026

“Waxaan rajeyneynaa in aan kulano muwaadiniinta Soomaaliyeed ee Yemen ku xaniban, waxaana rabnaa in 2,800 qof oo muwaadiniin ah iyo alaabtooda aan soo qaadno oo aan gaarsiino dekadda magaalada Bosaaso, waxaana rabnaa in aan markale u soo noqono si aan u dhameystirno inta kale ee ku hartay dekadda Mukullah” ayuu yiri Axmed Suudaani.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Soo nooleynta adeegyada Bulshada iyo dib u dhiska dalka oo London looga hadlay “SAWIRRO”

Next Post
Soo nooleynta adeegyada Bulshada iyo dib u dhiska dalka oo London looga hadlay “SAWIRRO”

Soo nooleynta adeegyada Bulshada iyo dib u dhiska dalka oo London looga hadlay “SAWIRRO”

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarradii ka dhacay dalka Kuwait

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarradii ka dhacay dalka Kuwait

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay muujineysaa garab istaag buuxa oo ay la garab taagan tahay Dowladda walaalaha ah ee...

Ciidamada ammaanka oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka wada gudaha magaalada Gaalkacyo

Ciidamada ammaanka oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka wada gudaha magaalada Gaalkacyo

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidamada ammaanka ee Galmudug iyo Puntland oo iskaashanaya ayaa howlgallo wadajir ah ka sameeyay xaafado ka tirsan magaalada Galkacyo,...

Qorshe Mareykanku ku doonayo in Kenya xarun karantiil caafimaad looga dhiso oo muran badan ka dhaliyay Bariga Africa

Qorshe Mareykanku ku doonayo in Kenya xarun karantiil caafimaad looga dhiso oo muran badan ka dhaliyay Bariga Africa

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Qorshe lagu doonayo in Kenya laga dhiso xarun lagu karantiilo laguna daweeyo dadka Maraykanka ah,ee la kulmay Ebola ayaa...

Ururka Hidda-dhoor oo ka qayb galay maalinta Dhaqamada Jaaliyadaha oo lagu qabtay dalka Belgium

Ururka Hidda-dhoor oo ka qayb galay maalinta Dhaqamada Jaaliyadaha oo lagu qabtay dalka Belgium

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ururka Hidda Dhoor ayaa si weyn uga qeybgalay munaasabadda Maalinta Dhaqamada Jaaliyadaha ee lagu qabtay magaalada Kortrijk ee waddanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In