Thursday, August 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maalinta dhiig shubista oo Muqdisho laga xusay-Sawirro

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Maalinta dhiig shubista oo Muqdisho laga xusay-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadaan oo soo qaban qaabisay wasaarada caafimaadka xukuumada Soomaaliya ayaa waxaa lagu qabtay Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho waxaana ujeedkeedu ahaa in lagu xuso maalinta caalamiga ah ee dhiig bixinta ama dhiig ku deeqida aduunkaย  wasiiro ka tirsan xukuumada Soomaaliya ayaana dhiig shubista ka qayb qaatay.

Wasiirada ka qayb galay munaasabada waxaa ka mid ahaa wasiirka caafimaadka marwo Xaawa Xasan Maxamed ,Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha mudane Maxamed Cabdulaahi Xasan Nuux iyo wasiir ku xigeenka wasaarada caafimaadka mudane Cusmaan Maxamed Cabdi โ€œDaaloโ€ sidoo kale bahda caafimaadka ayaa iyana ka soo qayb galay xuska maalintaan.

Related posts

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

August 26, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026

Wasiirka wasaarada caafimaadka Soomaaliya marwo Xaawa Xasan Maxamed oo hadal kooban ka jeedisay munaasabadaas ayaa waxaa ay ka hadashay muhiimada ay leedahay in dhiiga la bixiyo oo dadku ay ka wada qayb qaataan .

โ€œQiimaha ay leedahay in dhiig la bixiyo waxaad ka soo qaadaa waalidkaaga walaalahaaga adiga in aad u baahan doontid markaad wax siineyso waa wax adiga kuu imaanaya hadaadan bixina qofka kalena ma bixinayo wadanka aan ka imid aniga waqt badan aan ku noolaa ee Ingiriiska dadku waxay dhiiga u bixiyaan kow in ay dadka u gar gaaraan tan labaadna in ay helaan test dhiigga marka lagaa qaadayo naftaadaa u baahan kalyahaagaa la baarayaa wadnahaagaa la baarayaa ,lacag badan ayaa kaaga bixi lahayd hadaad adiga iska bixineyso maadaama lacag aan lagaa rabin dhiigiina lagaa baarayo adiina qof aad siineyso aniga hadda waa markii sideedaad oo dhiig la iga qaadayo hadda saakaan soo bixiyay โ€œ.ayay tiri wasiirka

Wadankeena Soomaaliya kama jiraan bankiyo lagu keydiyo dhiigga waxaana dhakhaatiirtu ay sheegayaan in muhiimad weyn oo loo baahan yahay arintaasi.

1 2 3 4 5

W/D: Axmed Cali Kaahiye

Previous Post

Howlgalo amniga lagu adkeynaayay oo Jowhar laga fuliyay

Next Post

Maamulka degmada Buur hakaba oo lagu wareejiyay Booyad

Next Post
Maamulka degmada Buur hakaba oo lagu wareejiyay Booyad

Maamulka degmada Buur hakaba oo lagu wareejiyay Booyad

AFRICAโ€™S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICAโ€™S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

August 26, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane ๐ƒ๐ซ. ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ง๐š๐š๐Ÿ๐š๐œ ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐›๐๐š๐ฅ๐ฅ๐š, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo qaabilay Dr. Axmed Fiqi Elmi

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo qaabilay Dr. Axmed Fiqi Elmi

August 26, 2026
0

Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Amb. Maxamed Cali Nuur Ameeriko, ayaa maanta ku qaabilay xarunta Dekedda Muqdisho Dr. Axmed Fiqi Elmi, kulankaan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In